Home | News | Barta SIMBA | Ciyaaro | Contect Us | Profile SIMBA

©2011- DESIGN & WEB-EDITOR. Abdinor Abdikadir Moh'ed(Daacad)Simba@simbanews.com

Xidhibaanadii baarlamaanka ee xilka ka qaaday Shariif Xasan Sheekh Aadan, islamarkaana doortay Madoobe Nuunow, ayaa maanta shir ay isugu yimaadeen Xarunta baarlamaanka ee golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Xildhibaanada ayaa maanta dooranayay ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka Soomaaliya, waxaana xilkaa isku soo sharaxay 7 xildhibaan ee ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.

Waxaan ku dhawaaqay musharixiinta gudoomiyaha gudiga doorashooyinka Max'ed Max'uud Gacme dheere.

Waxaana ka mid ah musharixiinta u taagan xilka gudoomiye ku xigeenka Koowaad,

Dr. Dalxa,Mowliid Macaane iyo kuwa kale, iyadoona dhawaan la dhageysanyo qudbadahooda musharixiinta.

Ilaa iminka macado doorasha xilliga rasmiga ah oo ay dhaceyso, iyadoona la ogyahay in barlamaanka Soomaaliya uu u kala qeybsan yahay labo garab oo ay kala hogaamiyaan Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Madoobe Nuunow Aadan.

Simba@simbanews.com

URL:www.simbanews.com

 

Posted by: Abdinor:- Xildhibaanada Garabka Madoobe Nuuw oo maanta kulan uga soconayo Golaha Shacabka. 18-01-2012