Home | News | Barta SIMBA | Ciyaaro | Contect Us | Profile SIMBA

©2011- DESIGN & WEB-EDITOR. Abdinor Abdikadir Moh'ed(Daacad)Simba@simbanews.com

Madaxweynaha wadanka Mareykanka Brack Obama ayaa qudbad shalay uu jeedinayay ku weeraray Jaamacada Carabta, iyo waliba talaabada aan wanaagsaneen ay gormeerayaashu ku dhaqaaqayaan wadankaasi Syria.

Wuxuuna Obama sheegay in la xaliyay dhibaatooyinkii Masar, Libya, Yamana ay xilligaani meel wanaagsan mareyso, laakiin loo baahay yahay in la soo afjaro dhibatooyinka 10 bilood jirsaday ee ka soconaya wadanka Syria.

Wuxuuna madaxweynaha dhaliilay siyaasada wadanka Syria, kuna tilmaamay nabad ka dhalata wadanka Syria ay tahay in la lada laga tuuro hogaamiyaha wadanka Syria Bishaar Al-Asad, waxaana la xusuustaa go'aankii uu ka qaatay Mareykanka hogaamiye Bishaar Al-Asad ee dalka Syria.

 

Simba@simbanews.com

URL:www.simbanews.com

 

Posted by: Abdinor:- Xalka Syria waa in la tuuro hogaamiye Bishaar Al-asad. 18-01-2012