Home | News | Barta SIMBA | Ciyaaro | Contect Us | Profile SIMBA

©2011- DESIGN & WEB-EDITOR. Abdinor Abdikadir Moh'ed(Daacad)Simba@simbanews.com
Posted by: Abdinor, Suuqa degmada Xamar weyne oo dab ka kacay. 25-01-2012

Dab caawa ka kacay suuqa degmada Xamar weyne ee gobalka Baanadir.

Dabka ayaa ka kacay suuqa Kawaanka hilibka iyo Khudaarta ee degmada Xamar weyne, kaa oo uu wali soconayo in kastoo uu dabco socdo laguna howlan yahay sidii loo damin lahaa ayaa hadda ka socda degmada Xamar weyne.

Ilaa iminka lama oga khasaaraha dabka uu geystay in kastoo wali lagu howlan yahay damin tiisan.

Wixii war ah oo ku soo kordho dib ayaan idin kula soo socodsiineynaa.

Simba@simbanews.com