Home | News | Barta SIMBA | Ciyaaro | Contect Us | Profile SIMBA

©2011- DESIGN & WEB-EDITOR. Abdinor Abdikadir Moh'ed(Daacad)Simba@simbanews.com
Posted by: Abdinor. Shilgaari oo khasaaro geystay oo ka dhacay degmada Dherkeley ee gobalka Banaadir. 25-01-2012

Shilgaari oo khasaaro geystay ayaa maanta ka dhacay xaafada Tabakaayo Madoow ee degmada Dherkenley ee gobalka Banaadir.

Shan ruux ayaa ku dhaawacantay kadib markii gaari nooca Home-ga kaa oo siday Khaad, islamarkaana uu ku socday si xooli ah,kuna dhacay darbi bale ay ku dhawaacmeeny 5-taasi ruux..

Dadkii ku dhaawacmay ayaa loola caray qaar kamid ah isbitaalada Magaalada Muqdisho, si halkaasi loogu daweeyo.

Shilalka gaari ee ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa inta badan aysan wadayaasha gaadiidka ka taxadarin iyo wadooyinka qaar oo burbursan, kaa oo waxyeelo dhimasho iyo dhaawacba ka soo gaara.

 

 

Simba@simbanews.com