






Ruux rayid ah ayaa xalay lagu dilay degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan.
Wararka naga soo gaaraya degmada Matabaan ayaa sheegaya in kooxo hubeysan oo aan la garaneyn ku dileen ruux rayid ah, mana cada sababta ka dambeyso dilka ruuxaan rayidka ah.
Wax war ah kama soo bixin Culumaa'udiinka Ahlusunna Waljamaaca oo gacanta ku hay degmada Matabaan ee ku aadan dilka ruuxaani rayidka ah loogu geystay degmada ee gobalka Hiiraan.
Simba@simbanews.com
URL:www.simbanews.com
