






Diyaaraha Kenya ayaa maanta duqeeyaya degmada Buula Xaaji oo 120 Km u jirta a Magaalada Xeebeedka Kismaayo ee goalka Jubbada hoose.
Wararka ayaa sheegaya in duqeyntaasi ku dhimatay haweeney waayeel ah.
Duqeyntaani ayaa imaaneyso xilli uu maanta ka hadlay Ra'iisal Wasaare Gaas, in duqeymaha Kenya la baaritoono, kaa oo inta badan ay waxyeelo ka soo gaarto dadka rayidka ah.
Simba@simbanews.com
URL:www.simbanews.com
