






Ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG Soomaaliya ayaa maanta israsaaseen ku dhexmartay Iskoysga degmada Xamar weyne ee gobalka Banaadir.
Waxaana ku dhaawacmay 2 askari oo dowladda ah,kadib markii ay israsaaseyn ku dhexmartay goob barakacayaal raashin loogu qeybinayay ee agagaarka Iskoyga degmada Xamar weyne ee magaalada Muqdisho.
Waxaan inta badan Magaalada Muqdisho, ay israsaaseyn ku dhexmartay tiro dhowr jeer ah ciidamo wada tirsan xukuumada dowladda Soomaaliya, iyadoona aan dowladda wax tilaabo ah ka qaadin dhacdooyinkaasi khasaaraha geysta.
Simba@simbanews.com
URL:www.simbanews.com
