







Madaxweynaha Galmudug State, Max'ed Axmed Caalin, ayaa soo dhaweeyay howlgalkii diyaarahada Mareykanka ay ku furteen shaqaalihii ajnabiga ahaa ee kula dhashay Mareykanka Iyo Denmark oo in muda ah ay heysteen kooxo burcad badeed Soomaaliya ah.
Madaxweyne Caalin, ayaa idaacadda Simba u sheegay in ay soo dhaweynayaan maamulkiisa fal walbo oo noocaani oo kale ah ay diyaaradaha Mareykanka ku furanayaan muwaadiniintooda iyo kuwa kale ee ajnabiga ah oo ay afduubtaan kooxaha burcad badeeda Soomaalida ah.
Simba@simbanews.com
