| Barnaamijka Wacyigelinta Biri ma geydada
Halkan waxaad ka dhageysan kartaa barnaamijyo isugu jira farriimo, Riwaayado gaagaaban, Doodo, Wareysiyo iyo Faallooyin ku saabsan biri ma geydada, oo ah dadka aan dagaalka ku jirin sida:-
- Dumarka
- Carruurta
- Waayeelka
- Dadka xanuunsan
- iyo Salaadiinta.
Waxaad ka heleysaa fikrado qaabkii dhaqanka Soomaalidu u ilaalin jireen biri ma geydada.
Soo saarista barnaamijyadan waxaa iska kaashaday:-
Bisha Cass Laanqeyrta Ca Warbaahinta Simba
Biri ma geydo Social Awareness Program
Here you can listen programs including messages, Drama, Talk shows, Interviews and Features on Biri ma geydo, (Those spared from the spear), non -combatants including:
- Women
- Children
- Elderly
- Ailing people
- and Traditional leaders
These programs were Collaborated by International Committee of:-
International Committee Red Cross Somali Red Crescent Society
|