Main Menu
Home
Contact
About
News In English
 
 

U gurmo walaalkaa Muslimka ah oo dhibaateysan

 

C/qaadir Sheekh Aadan C/nuur waa wiil Soomaaliyeed oo ku nool magaalada Muqdisho ee dalka Soomaaliya, wuxuuna la dhibaateysan yahay xanuun xaga dhuunta ah.

C/qaadir wuxuu xanuunkan hayaa muddo 5 sanadood ah waxayna dhaqaatiirtu u xaqiijiyeen in aan wax looga qaban karin gudaha dalka oo mar qaliin loogu sameeyey.

Haddaba u gurmo walaalkaa Muslimka ah oo xanuunkan dhuunta ka hayo laga yaabo inuu hoos u dhaadhaco sida ay dhaqaatiirtu ka degeen.

Ugu soo hagaaji wixii uu Ilaahay kaa soo qaado Account Lambar (Dahabshiil - 3486), waxaadna isaga kala xiriir kartaa tell: 252-1-5-346845.

 

 
 
   
Copy Right © 2007 All Right Reservered
www.simbanews.com
Designed By: Jadmaani