Main Menu
Home
Contact
About
News In English
 

12 ruux ugu yaraan oo ku geeriyootay duqeymo loo geestay qeybo ka tirsan suuqa ganacsiga ee Bakaaraha ee Muqdisho

Hoobiyeyaasha lagu duqeeyey suuqa Bakaaraha ayaa waxaa sidoo kale ku dhaawacmay inka badan 20 ruuxi.... 27 Sep.

Ogeysiis: Akhristayaasha & Dhageystayaasha website-ka Simbanews.com, waxaa lagu war galinayaa dib u habeen in lagu sameyn doono Web-ka, inagoo rajeyneena in aan idin soo bandhigno Website Casri ah oo aad ka heli kartaan Wararkii ugu dambeeyey iyo Barnaamijyo idin xiiso geliya.
Simba - Every One Has Right To Know The Truth..
Weeraro qaraxyo ah oo lala beegsaday ciidamada Ethiopia, qeybo ka tirsan degmada Afgooye 27 Sep.
Booliska dalka Germany oo gacanta ku dhigay muwaadin Soomaaliyeed oo looga shakiyey 'argagixisonimo' 26 Sep.
Dhaq dhaqaaqa Mucaskar Raaskambooni oo sheegtay mas'uuliyadda weeraro lagu qaaday dowladda KMG ah 26 Sep.
Xasan Turki oo jawaab ka bixiyey hadalkii uu jeediyey afhayeenka dhaq dhaqaaqa Mucaskar Raaskambooni. 25 Sep.
2 arkari oo lagu dilay qarax miino oo lagula eegtay ciidamada dowladda KMG ah isogyska Fagax ee Muqdisho. 25 Sep.
Xaaladda mag. Baydhabo oo saaka degan ka dib weeraro iyo dagaal aad u culus oo ka dhacay halkaasi. 25 Sep.
Askar ka tirsan ciidamada dowladda KMG ah oo 'dhac ka geestay' xaafadda Taleex iyo deegaanada ku teedsan. 24 Sep.
Xarunta Istaraatiijiyada iyo Cilmi barista Soomaaliyeed oo si kulul ugu cambaareysay ciidamada Amisom 'xasuuqa shacabka' 24 Sep.
Madaafiic si daran loogu duqeeyey deegaanada rayidka markii dagaal-habeen uu ka dhacay mag. Muqdisho. 24 Sep.
Barakac xoogan oo ka bilawday degmooyinka G/Banaadir markii ay saameyn ku yeesheen duqeymaha ba'an. 23 Sep. [Daawo Sawirada]
Cabdi Nuur Darmaan oo eedeyn kulul u jeediyey ciidamada Amisom 'xasuuqa ay shacabka kula kaceen' 23 Sep.
2 ruux rayid ah oo lagu dilay iska horimaad dhexmaray ciimada ka wada tirsan dowladda KMG ah, degmada X/weyne. 23 Sep.
Garabka Asmara ee isbaheysiga dib u xoreynta oo si kulul u cambaareeyey xasuuqii Isniintii loo geestay Suuqa Bakaaraha. 23 Sep.
Qasaare lixaad leh oo ka dhashay madaafiic si daran loogu duqeeyey qeybo ka tirsan xaafadaha mag. Muqdisho. 22 Sep. [Daawo Sawirada]
30-maalmood oo dib loo dhigay shirkii Jabuuti markii la'isku mari waayey in la saxiixo qodobadii shirkaasi. 22 Sep.
Puntland oo sheegtay in gacanta lagu soo dhigay kooxihii afduubka u geestay muwaadin u dhashay Jarmalka. 22 Sep.
Askari ka tirsan ciidamada dowladda KMG ah oo toogasho lagu dilay, xaafadda Towfiiq ee Muqdisho. 21 Sep.
Taliska ciidamada booliska ee deg. B/Xaawo oo ka hadlay ciidamada dalka Kenya oo xuduuda la soo dhoobay. 21 Sep.
2 ka tirsan ciidamada DFS. oo lagu dilay weerar lala beegsaday bar kontarool oo ku taala K/Baydhabo. 21 Sep.
Labo ruux oo ku geeriyootay dagaal beeleed ka dhacay deegaanka Rasto ee galbeedka G/Sh/Dhexe. 21 Sep.
Taliska ciidamada dowladda KMG ah oo sheegay weerarkii garoonka Muqdisho 'in laga soo abaabulay Bakaaraha' 20 Sep.
Isku socodkii gaadiidka & dadweynaha, Km-4 oo dib u furmay markii howlo baaritaano laga sameeyey. 20 Sep.
Labaatameeyo ruux oo ku geeriyootay dagaalkii shalay ee la'isku weedaarsaday hoobiyeyaal cul culus. 20 Sep.
5 ruux oo ku dhaawacmay qarax miino oo lala eegtay ciidamada dowladda KMG ah ee mag. Baydhabo. 20 Sep.
Qasaaraha ka dhashay iska horimaad dhex maray booliska Boosaaso iyo kooxaha burcad badeeda oo soo kordhay. 19 Sep.
Jabuuti oo mar kale lagu saxiixayo heshiis xabad joojin ah oo dhex mara garabyada iska soo horjeeda. 19 Sep.
Ciidmada Amisom oo hakad galiyey isku socodkii gaadiidka iyo dadweynaha deegaanka KM-4 ee maga. Muqdisho. 19 Sep.
Kooxaha burcad badeeda oo afduub u geestay Markab laga leeyahay dalka Creek oo maraya biyaha Somalia. 18 Sep.
Qaar ka mid ah qoysaska ku barakacay degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose oo raashiin loo qeybiyey. 18 Sep.
Cabsi aad u daran oo soo wajahday dadka ku nool mag. Balad weyn in ay waxyeelo gaarsiiyaan Itoobiyaanka. 18 Sep.
Maamulka degmada Baydhabo oo si kulul uga ka hadlay ammaanka faraha ka sii baxay ee degmadaasi. 18 Sep.
Qarax miino aad u xoogan oo labo ruux rayid ah ku dhaawacay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. 17 Sep.
Dadka soo barakacay ee ku nool deg. Waabari oo dib u barakaca dhibaatooyinka ay kala kulmaan ciidamada DFS. 17 Sep.
Inka badan 10 ruux oo dhaawacyo qaba oo la gaarsiiyey cisbitaalka Dayniile ee magaalada Muqdisho. 17 Sep.
Weeraro xoogan oo lagu qaaday wasaaraddii G/dhigga iyo Xeradii Guul wadayaasha ee mag. Muqdisho. 17 Sep.
Wadayaasha gaadiidka ka shaqeeya G/Banaadir oo shaqo joojin ku dhaqaaqay markii ay sii kordheen caqabadaha ay la kulmaan. 16 Sep.
Ciidamada kumaandooska Faransiiska oo xoog ku furtay muwaadiniin dalkaasi iyo doon ay saarnaayeen. 16 Sep.
Ciidamada dowladda KMG ah oo hakad galiyey isticmaalka wadada isku xirta madaxtooyada iyo garoonka Muqdisho. 16 Sep.
Labo ruux oo lagu dilay iska horimaad ka dhashay isqab qabsi dhul beereed, degmada Mahadaay ee Sh/Dhexe. 16 Sep.
Xarakada Islaax oo soo dhoweeyey heshiiskii Jabuuti ee Isbaheysiga dib u xoreynta iyo dowladda KMG ah. 15 Sep.
Qarax miino oo lagu dilay askari ka tirsan ciidamada Amisom gudaha magaalada Muqdisho. 15 Sep.
Xildhibaan Jini Boqor oo wax laga naxo ku tilmaamay hadalkii M/weyne Yuusuf 'in ay bur buri doonto dowladda KMG ah' 15 Sep.
Duqeymo hoobiyeyaal ah oo lala beegsaday fariisimo ay ka degan yihiin ciidamada Ethiopia mag. Baydhabo. 13 Sep.
Dadkii ka barakacay deg. Hodan oo dib u soo laabanaya markii ay fariisinkooda ka ruqaan sadeen ciidamada DF. 12 Sep.
Dadaalo lagu diinayey in ciidamo madani ah loogu sameeyo magaalada Balad weyn oo fashail ku yimid. 11 Sep.
16 ruux oo ku dhaawacamay qarax bam baano oo lagu weeraray ciidamada dowladda KMG ah ee M/Baydhabo. 11 Sep.
Maamulka cusub ee Jowhar oo magacaabay gudoomiye waxeedyada degmadaasi ee gobolka Sh/Dhexe. 11 Sep.
Ciidamada milatariga dowladda KMG ah oo ka ruqaan saday fariisin ay ku lahaayeen degmada Hodan. 11 Sep.
Marxuum Max'ed Cismaan Maye oo lagu aasay duleedka Baydhabo iyo baarlamaanka oo cambaareeyey falkii lagu dilay xildhibaanka. 10 Sep.
Maxamed Dheere oo soo dhaweeyey xilkaqaadistii lagu sameeyey isagoona sheegay in uudib isu soo sharaxayo. 10 Sep.
Xildhibaanada Baarlamanka oo eedeyn u soo jeediyey M/weyne C/llaahi Yuusuf in uu gudan waayey xilkiisa. 09 Sep.
Xildhibaan Shaati Guduud oo rajo ka muujiyey dadaalada dib u heshiisiinta ee garabyada iska soo horjeeda. 09 Sep.
Taliska ciidamada dowladda KMG ah oo "wax ka qaban doona" amni darrida ku sii baaheysa G/Banaadir. 09 Sep.
Baarlamaanka KMG ah oo wacaal xoogan ka muujiyey xaaladda ammaan oo faraha kasii baxday ee Baydhabo. 08 Sep.
Iska horimaad xoogan oo ku dhex maray ciidamada dowladda iyo xoogaga la dagaalama deg. Hiliwa ee mag. Muqdisho. 08 Sep.
Ciidamada dowladda KMG ah oo toogasho ku dilay labo malimiin, deeganka Dayniile ee mag. Muqdisho. 08 Sep.
Qasaaraha ka dhashay dagaalkii saaka ee magaalada Balad weyn, gobolka Hiiraan oo soo kordhay. 08 Sep.
3 ruux oo ku dhaawacmay bam lagu tuuray goob ay dadkaasi ku sugnaayeen, degmada Dharkeenley. 08 Sep.
Labo ruux oo dhaawacmay ka dib markii uu Eey ku qaniinay isgoyska Howl wadaag ee mag. Muqdisho. 08 Sep.
Ciidamada Ethiopia oo toogasho ku dilay qof rayid ah, degmada Wardhiigley ee G/Banaadir. 07 Sep.
Qarax miino oo lala eegtay "shaqsi ka ganacsada muqaadaraadka", deg. X/jajab ee mag. Muqdisho. 07 Sep.
Ciidamada booliska dowladda KMG ah iyo xoogaga la dagaalama oo dagaal kulul ku dhex maray M/ Baydhabo. 07 Sep.
Xaaladda magaalada Muqdisho oo saaka degan ka dib dagaal culus oo hoobiyeyaal la'isku adeegsaday. 07 Sep.
Goobaha Wax-barashada ee G/Banaadir oo dib loo furay ka dib seddex maalmood oo howlo joojin ah ku guda jireen. 06 Sep.
Ciidamada Ethiopia oo "dad rayid ah ku laayey" degmada Bardaale ka dib dagaal xoogan oo halkaasi ku qabsaday. 06 Sep.
Dagaal xoogan oo ka dhacay deg. Bardaale oo "lagu gubay gaari Ural oo ciidamada Ethiopia ay lee yihiin" 05 Sep.
Qaramada Midoobay oo xaqiijisay in ay diyaarineyso ciidamo caalami ah oo loo soo dirayo dalka Somalia. 05 Sep.
Dadka ka barakacay magaalada Muqdisho oo dibadbax cabasho ah ka dhigay Ceelasha Biyaha. 05 Sep.
Xildhibaan Barre Hiiraale oo ku howlan "sidii dib ula wareegi lahaa gacan ku heynta magaalada Kismaayo" 05 Sep.
Kooxaha burcad badeeda dalka Somalia oo dalbaday illaa $ 5 milyan oo madax furasho ah. 04 Sep.
Dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab oo ka war bixiyey dagaalkii ay saaka la galeen dowladda KMG ah gudaha Muqdisho. 03 Sep.
Ciidamada dowladda KMG ah oo qof rayid ah ku toogtay agagaarka Isgoyska Floransa ee mag. Muqdisho. 03 Sep.
Xoogaga Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda KMG ah oo dagaal kulul ku dhex maray mag. Muqdisho. 03 Sep.
Garabka Asmara ee isbaheysiga dib u xoreynta oo ku tilmaamay hadalkii Zenawi mid uu dhaqaale ku raadsanayo. 02 Sep.
Madaxweyne Yuusuf oo eedeyn kulul u jeediyey garabka ka soo horjeeda in ay jabiyeen heshiiskii xabad joojinta. 02 Sep.
Qarax miino oo lala eegtay ciidamada AMISOM oo baaritaano ka waday deegaanka KM-4 ee mag. Muqdisho. 02 Sep.
Sheekh Yuusuf Indha Cadde oo shir jaraa'id ku qabtay gudaha magaalada Muqdisho. 01 Sep.
Xukuumadda R/wasaare Nuur Cadde oo codka kalsoonida ka heshay mudanayaasha Baalamaanka KMG ah. 01 Sep.
Maamulka gobolka Gedo oo ku howlan sameynta ciidamada wax ka qabta nabad galyada gobolka. 01 Sep.
Midowga Yurub oo shaaca ka qaaday in uu ka qeyb qaadan doono sidii ciidamada Ethiopia looga saari lahaa Somalia. 01 Sep.
Xoogaga Maxaakiimta Islaamka ee gobolka Sh/Dhexe oo ka soo horjeestay heshiiskii lagu gaaray Jabuuti. 01 Sep.
Ciidamada dowladda KMG ah oo baaritaano ku sameeyey mag. Baydhabo markii qarax lagu weeraray. 31 Aug.
Ciidamada Ethiopia oo isku dhiririyey inta u dhaxeysa Afgooye iyo Wanla weyn iyo cabsi halkaasi ka taagan. 31 Aug.
Xaaladda isgoyska Fagax oo degan ka dib dagaal halkaasi ku dhex maray ciidamada dowladda iyo xoogaga la dagaalama. 31 Aug
Xasan Daahir oo soo dhoweeyey go'aankii Meles Zenawi in ciidamadiisu kala bixi doono Somalia. 30 Aug.
Meydka qof rayid ah oo laga helay agagaarka fariisimaha ay ciidamada Ethiopia ku lee yihiin gurigii shaqaalaha. 30 Aug.
Ciidamada Ethiopia oo hakad galiyey dhaq dhaqaaqii wadada isku xirta xarunta madaxtooyada iyo garoonka Muqdisho. 29 Aug.
Maxkamadaha Islaamka oo jawaab ka bixiyey hadalkii Meles Zenawi in ciidamadiisu kala baxayo Somalia. 29 Aug.
Meydadka labo ruux oo laga helay inta u dhaxeysa degmada Wanla weyn iyo Buurhakaba oo howl galo laga sameeyey. 29 Aug.
Meles Zenawi oo shaaca ka qaaday ciidamadiisu in uu kala bixidoono Somalia xittaa hadii aysan xoogeysanin dowladda KMG ah. 28 Aug.
Ciidamada dowladda KMG ah oo toogasho ku dilay qof rayid ah isgoyska Dabka ee mag. Muqdisho.
Ciidamada Ethiopia oo fariisimo cusub ka sameystay xaafado ka mid ah magaalada Balad weyn. 28 Aug.
Weerar xoogan oo lagu qaaday guriga taliye k/xigeenka saldhigga galbeed ee deg. Dharkeenley. 28 Aug.
Ciidamada dowladda KMG ah oo toogasho ku dilay wiil caseeye ah, agagaarka isgoyska Zoobe ee mag. Muqdisho. 27 Aug.
Kooxaha burcad badeed ah oo ka war bixiyey halka ay ku dambeeyaan illaa 7 markab oo ay lee yihiin dowlado shisheeye. 27 Aug.
Reer Muqdisho oo siyaabo kala duwan uga hadlay sida lagu xaliyey khilaafkii u dhaxeeyey hogaanka dowladda KMG. 27 Aug.
Baydhabo: 2 wiil uu dhalay Xildhibaan Max'ed Xuseen Raage oo ku geeriyootay markii bam lagu weeraray gurigiisa. 27 Aug.
Sh. Shariif oo ugu baaqay shacabka in ay door muhiim ah ka qaataan howlaha dib u heshiisiinta dalka. 26 Aug.
Dagaal kulul oo saaka ka dhacay qeybo ka mid ah xaafadahad degmada Hodan ee mag. Muqdisho. 26 Aug.
Xaalado amni darro oo ku sii kordhaya Gaalkacyo iyo walaac fara badan oo arrimahaasi ka muujiyeen shacabka. 26 Aug.
Baarlamaanka KMG ah oo shaaca ka qaaday in mudo 24 saac lagula xisaabtami doono xukuumadda R/w. Nuur Cadde. 25 Aug.
Maleysia oo wada dadaalo lagu soo sii deynayo muwaadiniin la socday markab lagu afduubay xeebaha Somalia. 25 Aug.
Maamulka gobolka Banaadir oo si kulul u cambaareeyey falkii lagu afduubay wariyeyaal ajnabi iyo Somali isugu jira. 25 Aug.
Maamulka deg. Wadajir oo ka warbixiyey falkii lagu khaarijiyey gudoomiyihii maxkamadda degmadaasi ee gobolka Banaadir. 25 Aug.
Iska horimaad hubeysan oo galbeedka deg. Warshiikh ku dhex maray maleeshiyo beeleed iska soo horjeeda. 24 Aug.
Meydka wiil dhalinyaro ah oo saaka laga helay xeebta degmada X/weyne ee mag. Muqdisho. 24 Aug.
Dibadbax cabasho oo ay magaalada Muqdisho ka sameeyeen haweenka ka shaqeeya nadaafada. 23 Aug.
Wariye ka tirsan idaacadda IQK, Axmed Jeylaani oo dib xoriyadiisa u helay ka dib markii xabsiga loo taxaabay. 23 Aug.
Xoogaga Al-Shabaab iyo maleeshiyaadkii dagaalka looga saaray Kismaayo oo dagaal ku dhex maray deg. Afmadow. 23 Aug.
Gaadiidka ka dhaqeeye mag. Balad weyn oo saameyn balaaran ku yeeshay amar ay soo saareen Itoobiyaanka. 23 Aug.
4 ruux oo ku geeriyootay iska horimaad dhex maray ciidamada dowladda KMG ah ee degmada Afgooye. 22 Aug.
Labo ruux oo ku dhaawacmay rasaas ay fureen ciidamada Ethiopia markii qarax lagula beegsaday B/weyn. 22 Aug.
Askari ka tirsan dowladda KMG ah oo toogasho lagu dilay gudaha deg. X/jajab ee mag. Muqdisho. 22 Aug.
Baarlamaanka federaalka KMG ah ee Somalia oo u dabaal dagaya sanad guuradii 4-aad xilligii la aas aasay. 22 Aug.
Afartameeyo ruux oo ku geeriyootay dagaalo ka taagan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka J/Hoose. 22 Aug.
Yuusuf Indha Cadde oo sheegay in ciidamada Ethiopia oo lala dagaalo uu ku jiro ciidamada xalka Somalia. 21 Aug.
Xaaladda Kismaayo oo cakiran ka dib markii dagaal kulul uu dhex maray Al-Shabaab iyo maleeshiyo beeleed. 21 Aug.
Ganacsigii magaalada Balad weyn oo dib u bilawday markii uu saameyn ku yeeshay rabshado halkaasi ka dhacay. 21 Aug.
3 ruux oo ku geeriyootay qarax xoogan oo ka dhacay gudaha magaalada Kismaayo ee gobolka J/Hoose.
40 ruux oo dhaawacyo kala duwan qaba oo saacadihii la soo dhaafay la gaarsiiyey cisbitaalka Madiina ee mag. Muqdisho. 20 Aug.
5 ruux oo ku geeriyootay dagaal culus oo saaka ka dhacay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. 20 Aug.
Tiro hoobiyeyaal ah oo lagu garaacay suuqa ganacsiga ee Bakaaraha ee mag. Muqdisho. 19 Aug.
Ciidamada dowladda KMG ah oo toogasho ku dilay askar kale oo dhac ka geesanayay deg. Dharkeenley. 19 Aug.
Heshiiskii Jabuuti ee dowladda KMG ah iyo isbaheysiga dib u xoreynta dalka oo si rasmi ah loo saxiixay. 19 Aug.
Xoogaga Maxaakiimta Islaamka oo mowqif cad ka qaataay khilaafka u dhaxeeya isbaheysiga. 18 Aug
Ciidamada dowladda KMG ah oo baaritaano ay dad ku soo qab qabteen ka fuliyey wadada Makka Al-Mukarrama. 18 Aug.
Qarax miino oo ciidamada Ethiopia lagula beegsaday wadada Makka Al-Mukarrama ee mag. Muqdisho. 18 Aug.
Marxuum Sh. Maxamed Axmed (Sheekh Aba) oo lagu wado in lagu aaso qabuuraha Sh. Suufi ee mag. Muqdisho. 18 Aug.
Iska horimaad ku dhex maray ciidamada dowladda KMG ah iyo xoogaga ka soo horjeeda, deg. Dharkeenley. 17 Aug.

Garabka Asmara ee isbaheysiga dib u xoreynta oo ka soo horjeestay wareega labaad ee shirka Jabuuti. 17 Aug.

Dhagaxtuur oo balan qaaday in ay dib u howl gali doonaan wadooyinka dagaalada ay ku xirmeen ee mag. Muqdisho. 16 Aug.
Sarkaal ka tirsanaa ciidamada cusub ee dowladda KMG ah oo ku biiray xoogaga la dagaalamaya dowladda. 16 Aug.
Xoogaga Maxaakiimta Islaamka oo weerar hoobiyeyaal la bar tilmaameed saday fariisimaha ciidamada Ethiopia. 16 Aug.
Dowladda KMG ah iyo Isbaheysiga dib u xoreynta oo ku balansan kulan lagu saxiixayo heshiiskii Jabuuti lagu gaaray bishii June. 16 Aug.
Sarkaal ka tirsanaa ciidamada nabad sugidda dowladda KMG ah oo toogasho lagu dilay, deg. X/jajab. 15 Aug.
2 ruux rayid ah oo ciidamada Ethiopia ay toogasho ku dileen gudaha degmada Waabari ee Muqdisho. 15 Aug.
Ciidamada DFS. iyo xoogaga ka soo horjeeda oo iska horimaad ku dhex maray mag. Muqdisho. 15 Aug.
Cutubyo ka tirsan ciidamada Ethiopia oo ka soo dhaqaaqay Baydhabo una soo ruqaan saday Muqdisho. 15 Aug.
4 askari oo lagu dilay iska horimaad ku dhex maray ciidamo ka wada tirsan dowladda KMG ah G/Sh/Hoose. 14 Aug.
Askari ka tirsan dowladda KMG ah oo ku geeriyooday qarax lagula beegsaday xaafadda Taleex ee mag. Muqdisho. 14 Aug.
Xildhibaano ka tirsan golaha baarlamaanka KMG ah oo weerar lagula beegsaday magaalada Baydhabo. 14 Aug.
Ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa Ethiopia oo xayiraa ku soo rogay isticmaalka wadaa Makka Al-mukarrama. 14 Aug.
Wakiilka gaarka ah ee M/Africa oo walaac fara badan ka muujiyey caqabadaha soo wajahay DFS. 13 Aug.
Maxkamadaha Islaamka oo jawaab ka bixiyey eedeyn uu u jeediyey madaxweyne C/llaahi Yuusuf. 13 Aug.

Diyaarad qaad siday oo ku bur burtay garoonka lambar 50 ee duleedka degmada Afgooye. 13 Aug.

Kooxo hubeysan oo nin rayid ah ku dilay gudaha degmada Waabari ee gobolka Banaadir. 13 Aug.
Shaqaalaha hey'adaha samafalka oo dib ugu laabtay degmada Jowhar ee gobolka Sh/Dhexe. 12 Aug.
Wax garadka ka soo jeeda B/Mudulood oo si kulul u eedeeyey madaxweyne C/llaahi Yuusuf. 12 Aug.
Taliska ciidamada DFS. ah oo beeniyey in ciidamada Ethiopia ay ka guureen fariisimo ay ka deganaayeen D/Huriwaa. 12 Aug.
2 caruur oo ku dhaawacmay markii uu bam kula qarxay waqooyiga degmada Jowhar ee gobolka Sh/Dhexe. 12 Aug.
Dadka ku dhaqan deg. Waabari oo ka cabanaya dhibaatooyin ay sheegeen in ay kala kulmaan ciidmada DF. 11 Aug.
Dr. C/qaasim Salaad Xasan oo dhex dhexaadinaya khilaafka soo kala dhex galay isbaheysiga dib u xoreynta. 11 Aug.
Qaraxyo xoogan oo ciidamada Ethiopia lagula beegsaday duleedka magaalada Muqdisho. 11 Aug.
2 ruux oo ku geeriyooday israsaaseyn maleeshiyo beeleed iyo xoogag hubeysan ku dhex martay galbeedka Kismaayo. 10 Aug.
Ciidamada AMISOM oo qaraxa xoogan lagula beegsaday deegaanka KM-4 ee ma. Muqdisho. 10 Aug.
Xoogaga Maxaakiimta Islaamka iyo maleeshiyaad hubeysan oo isku rasaaseeyey waqooyi bari M/Jowhar. 10 Aug.
Xaaladda Muqdisho oo saaka degan ka dib dagaalo la'isku adeeg saday hubka cul culus. 10 Aug.
Sarkaal ka tirsanaa ciidamada nabad sugidda dowladda KMG ah oo toogasho lagu dilay, degmada Xudur. 10 Aug.
Qarax xoogan oo ciidamada cusub ee dowladda KMG ah lagula beeg saday duleedka Muqdisho. 09 Aug.
Xarunta baarlamaanka KMG ah oo si weyn looga dareemay khilaafka soo kala dhex galay hogaanka sare ee dowladda KMG ah. 09 Aug.
Ciidamada cusub ee booliska ee dowladda KMG ah oo u soo ruqaan saday dhanka magaalada Muqdisho. 09 Aug.
Ciyaaraha Olombikada Adduunka ee Beijing 2008 oo Lagu furay Garoonka Bird Nets. 09 Aug.
Booliska cusub ee dowladda KMG ah oo gaaray deg. Afgooye iyo dil halkaasi ka dhacay. 08 Aug.
Dagaal kulul oo saaka ka dhacay qeybo ka mid ah degmada Huriwaa ee magaalada Muqdisho. 08 Aug.
Tahriibayaal u badan Soomaali kuna sii jeeda dalka Talyaaniga oo ku dhibaateysan badda Minitareniyaanka. 08 Aug.
Dowladda Kenya oo shaaca ka qaaday in ay qatar ku sugan tahay inta ay dagaalada ka soconayaan Somalia. 07 Aug.
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ansixiyey sharciga qodista qeyraadka dalka oo uu dhowaan ka dooday BFS. 07 Aug.
Shil gaari oo dhimasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay inta u dhaxeysa Afgooye iyo Laanta-buuro. 07 Aug.
Ciidamada cusub ee booliska dowladda KMG ah oo gaaray deegaanka Leego ee gobolka Sh/Hoose. 07 Aug.
Dibadbaxyo lagu taageerayo R/wasaare Nuur Cadde oo ka dhacay degmada Dharkeenley ee gobolka Banaadir. 07 Aug.
Garabka Asmara ee isbaheysga oo dhaliilay dhaq dhaqaaqa siyaasadeed ee garabka kale ee Jabuuti. 07 Aug.
Marxuum C/qaadir Yuusuf Kaariye oo lagu wado in saaka lagu aaso duleedka degmada Agooye ee G/Sh/Hoose. 07 Aug.
Ganacsatada Muqdisho oo laga codsaday in ay qiimo dhimis ku sameeyaan raashiinka quutul duruuriga. 06 Aug. 08
6 ruux oo ku geeriyootay dagaal beeleed ka dhacay deegaano ka tirsan degmad Jilib ee gobolka J/Dhexe. 05 Aug. 08
Maamulka cusub ee G/Banaadir oo shaaca ka qaaday uu wax badan ka qaban doono amni darada Muqdisho. 05 Aug. 08
Golaha wasiirada ee xukuumadda KMG ah oo sharci daro ku tilmaamay shidaal qodista maamul goboleedka Puntland. 05 Aug. 08
Dagaal kulul oo ku dhex maray ciidamada Ethiopia iyo xoogaga ku kacsan qeybo ka mid ah deg. Hiliwaa. 04 Aug. 08
Ciidamada Ethiopia oo gabi ahaanta hakad galiyey dhaq dhaqaaqii magaalada Baydhabo. 04 Aug. 08
Maamulka cisbitaalka Madiina oo ka war bixiyey xaaladda caafimaad haweenkii ku dhaawacmay qaraxii shalay. 04 Aug. 08
2 askari oo ka tirsan DFS. oo lagu dilay iska horimaad ka dhacay degmada Yaaqshiid ee mag. Muqdisho. 04 Aug. 08
Iska horimaad ku dhex maray ciidamada dowladda iyo xoogaga ka soo horjeeda isgoyska Floransa. 03 Aug. 08
Ururka Al-Shabaab oo sheegay in ay isusoo dhiibeen 30 ka mid ah ciidamada cusub ee dowladda KMG ah. 03 Aug. 08
Qarax bambaano oo ciidamada dowladda KMG ah lagula beegsaday degmada X/jajab ee mag. Muqdisho. 03 Aug. 08
Dagaal kulul oo saaka ku dhex maray magaalada Muqdisho ciidamada Ethiopia iyo xoogaga ka soo horjeeda. 03 Aug. 08
Ahmedou Old-Abdalla oo ugu baaqay DFS. ah in ay hore u sii talaabsato xilli uu soo ifbaxay qilaaf dhexdeeda ah. 02 Aug. 08
11 ka mid ah golaha wasiirada Xukuumadda KMG ah oo iska casilay xilalkii ay hayeen. 02 Aug. 08
Gudoomiyihii deg. Maxaas oo shaaca ka qaaday in uu ku biiray xoogaga ku kacsan dowladda KMG ah. 02 Aug. 08
Askari ka tirsan ciidamada dowladda KMG ah oo lagu dilay gudaha degmada Dharkeenley ee mag. Muqdisho. 01 Aug. 08
Golaha Istaraatiijiyadda iyo cilmi baarista oo baaq nabadeed u jeediyey bulshada qeybaheeda kala duwan. 01 Aug. 08
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo ka soo horjeestay xil ka qaadistii lagu sameeyey Max'ed Dheere. 31 July 08
Sh. Shariif Sh. Axmed oo rajo wanaagsan ka muujiyey bixitaanka ciidamada Ethiopia gudaha Somalia. 31 July 08
Xildhibaan Max'ed Cismaan Maye oo xil ka qaadistii Max'ed Dheere ku tilmaamay mid lagu deg degay. 31 July 08
Ciidamada cusub ee dowladda KMG ah oo baaritaano ku sameeyey magaalada Baydhabo ee G/Bay. 30 July 08
Dibadbxyo lagu taageerayo xil ka qaadistii Max'ed Dheere oo ka kala dhacay caasimadda iyo gobolada qaar. 30 July 08
Max'ed Dheere oo soo dhoweeyey go'aankii looga qaaday jagada gudoomiyenimo ee maamulka G/Banaadir. 30 July 08
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho. 29 July 08
Garabka Jabuuti ee Isbaheysiga oo kalsooni ka muujiyey bixitaanka ciidamada Ethiopia waqtigii loo qabtay. 29 July 08
Qoysaska ka barakacay magaalada Balad weyn oo bilaabay in ay dib ugu soo laabtaan guryahooda. 29 July 08
2 ruux oo dhaawac ka soo gaaray dagaalkii ka dhacay deg. Huriwaa oo ku geeriyootay cisbitaalka Madiina. 28 July 08
DFS. oo shaaca ka qaaday in ay sii labo jibaari doonto howl galada ay ku baadi goobeyso xoogaga la dagaalama. 28 July 08
Afhayeenka Maxkamadaha Islaamiga oo shir jaraa'id u qabtay Idaacadaha Muqdisho.
Dhageyso Daawo
Ciidamada dowladda KMG ah oo tacadiyo ka geestay xarunta Idaacadda Simba ee Muqdisho. 02 March 08
Duqeymo loo geestay qeybo ka tirsan xaafadaha Muqdisho markii la weeraray garoonka diyaaradaha 27 Sep.
Burcad badeeda oo digniin culus ka soo saaray weeraro lagu soo qaado, markabka ay sida aadka u ilaashanayaan 27 Sep.
Burcad badeeda Somalida oo gacanta ku dhigay Marka ay saaran yihiin 30 Taangi iyo gawaarida gaashaaman 26 Sep.
Haweeneey Somali ah iyo seddax caruur ah oo ay dhashay oo lagu dilay wadanka S/afrika 26 Sep.
Ciidamada Ethiopia oo ka ruqaan saday fariisimihii ay deganaayeen, deegaanka Janta guudishe ee mag. B/weyn 26 Sep.
Ganacsade toogasho lagu dilay gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay 26 Sep.
R/wasaare Nuur Cadde oo garoonka Muqdisho ka soo dagay oo rajo ka muujiyey dadaalada ka soconaya Jabuuti. 25 Sep.
Qarax miino aad u xoogan oo ciidamada Ethiopia lagula eegtay wadada Makka Al-Mukarrama ee Muqdisho. 25 Sep.
Dadka soo barakacay oo si kulul uga jawaabay eedeymihii afhayeenka Amisom 'in weerarada ay soo abaabulaan' 25 Sep.
Barakac aad u xoogan oo wali ka soconaya qeybo ka tirsan mag. Muqdisho oo dagaalo lixaad lah ay ka soconayeen. 24 Sep.
Afhayeenka Maxkamadaha oo nasiib darro ku tilmaamay 'in khilaaf laga dhex abuuro' xoogaga dagaalama. 24 Sep.
Inka badan 20 ruux oo dhaawacyo kala duwan qaba oo la gaarsiiyey cisbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho. 24 Sep.
Maxkamadaha oo ugu ku baaqay xoogaga dagaalama 'in la bar tilmaameed sadaan xarumaha ciidamada' 24 Sep.
Baarlamaanka KMG ah oo ku gacan seyray hadalkii M/weyne Yuusuf 'in dib loo soo celinayo xubnihii shaqada ka tagay' 23 Sep.
Iska horimaad xoogan oo ku dhex maray ciidamada Ethiopia iyo xoogaga Maxaakiimta qeybo ka tirsan degmada Hiliwaa. 23 Sep.
Mariiniska Ameerikaanka oo sheegay in aysan sii baacsan doonin kooxaha burcad badeeda. 23 Sep.
Guddiga ganacsatada suuqa Bakaaraha oo ku eedeeyey ciidamada Amisom 'xasuuqii Bakaaraha in ay ka dambeeyaan' 22 Sep.
B/Hawiye oo si kulul u cambaareeyey duqeyntii maanta ee suuqa Bakaaraha iyo xaafado kale. 22 Sep.
Sarkaal ka tirsanaa ciidamada dowladda hoose oo toogasho lagu dilay, suuqa sarifka ee Baydhabo. 22 Sep.
Inka badan 10 ruux oo ku geeriyootay dagaal hoobiyeyaal la'isku adeeg saday, qeybo ka mid ah mag. Muqdisho. 22 Sep.
Wareegii 1-aad ee tartan aqooneedka ay iska kaashadeen Simba iyo Nation Link oo lasoo gaba gabeeyey. 21 Sep.
Fashil ku yimid kulankii Jabuuti markii lagu kala dareeray xafladdii lagu kala saxiixan lahaa qodobadii shirka. 21 Sep.
Diyaar garowga munaasabadda Ciida oo laga dareemayo suuqyada magaalada Muqdisho. 21 Sep.
Guddiga ganacsatada ee suuqa Bakaaraha oo jawaab ka bixiyey 'in weerarada laga abaabulo suuqaasi' 21 Sep.
Maxkamadaha oo sheegay in ay wadayaan howl galada burcad sifeynta, inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Baydhabo. 21 Sep.
Guddiga shirka Jabuuti ee DFS. oo ku qanci waayey qaar ka mid ah qodobada la doonayo in la saxiixo. 20 Sep.
CAF ma guddi africa laga maamulo mise mid champigne. 20 Sep.
Machadka tobabarka caafimaadka, OTTI oo tobabar u soo gaba gabeeyey 34 arday oo qalan jabisay. 20 Sep. - Daawo -
Isbaheysiga dib u xoreynta dalka iyo dowladda KMG ah oo ku guul dareestay in lagu dhaqmo heshiiskii xabad joojinta. 20 Sep.
Duqeyn xoogan oo ku sucota garoonka Muqdisho markii ay diyaarad soo caga dhigatay halkaasi. 19 Sep.
Ciidamada Ethiopia oo tiro madaafiic ah ku garaacay deegaano ku yaala duleedka magaalada Balad weyn. 19 Sep.
25 ruux oo dhaawacyo kala duwan qaba oo la gaarsiiyey cisbitaalka magaalada Baydhabo ee xarunta G/Bay. 19 Sep.
Maamulada degmada Baydhabo iyo kan gobolka Bay oo si kulul u cambaareeyey xasuuqii ciidamada Ethiopia. 19 Sep.
Ciidamada Ethiopia oo toogasho ku dilay 5 ruux rayid ah, gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. 18 Sep.
Maamulka deg. X/weyne oo ka war bixiyey baaritaanadii ay ciidamada dowladda ka sameeyeen degmadaasi. 18 Sep.
Tobanaan gawaari sahay gar gaar ah u sida hey'adda Hey'adda Care oo gaaray degmada B/Xaawo. 18 Sep.
Mas'uul ka tirsan Maxaakiimta, C/raxiim Muudeyn oo ka soo horjeestay shirka ka soconaya Jabuuti. 18 Sep.
Ciidamada dowladda KMG ah oo baaritaano ka sameeyey degmada X/weyne ee gobolka Banaadir. 18 Sep.
Kulankii Jabuuti oo si rami ah u furmay markii la xaliyey cabashooyin ay soo jeediyeen xubnaha isbaheysiga. 17 Sep.
Dekadda Kismaayo oo bilawday howlaheeda caadiga ah markii ay maamul ku dhawaaqeen xoogaga Maxaakiimta. 17 Sep.
Isbaheysiga dib u xoreynta iyo dowladda KMG ah oo mar kale kulan uga furmay magaalada Djibouti. 17 Sep.
Maleeshiyo hubeysan oo toogasho ku dilay qof rayid ah gudaha degmada B/xaawo ee gobolka Gedo. 17 Sep.
Maamulka deg. Kaaraan oo sheegay 'in ay qasaare u geesteen' xoogagii weerarka ku qaaday degmadasi. 17 Sep.
Ciidamada Amisom iyo xoogaga dagaalama oo iska horimaad kulul ku dhex maray deegaanka Km-4 ee mag. Muqdisho. 16 Sep.
Markab laga leeyahay dalka China oo lagu afduubay biyaha Somalia xilli Faransiiska uu xoog ku furtay marka laga heystay. 16 Sep.
Dad lagu qab qabtay baaritaano ay ciidamada dowladda KMG ah ku sameeyey deg.Wadajir. 16 Sep.
Ciidamada Ethiopia oo qaraxyo xoogan lagula eegtay wadada xiriirsa mag. Muqdisho iyo degmada Afgooye. 16 Sep.
Maamulka G/Sh/Hoose oo jawaab ka bixiyey eedeymo loo soo jeediyey 'in weeraro laga abaabulo gobolka' 16 Sep.
Tiro hoobiyeyaal ah oo lagu weeraray fariisinka ciidamada Ethiopia ee warshaddii Baastada ee D/Hiliwaa. 15 Sep.
M/weyne Yuusuf oo ka digay bur bur ku yimaada dowladda hadii baarlamaanka uu ka laaban waayo go'aankii uu gaaray. 15 Se
Sh. Shariif oo ku baaqay in nabadda la wada qaato si loo soo afjaro khilaafka isbaheysiga dib u xoreynta dalka. 14 Sep.
Weerar xoogan oo lagu dilay 2 ka mid ah askarta Amisom, inta u dhaxeysa KM-4 iyo Garoonka Muqdisho. 14 Sep.
Xoogaga dagaalama oo la wareegay mag. Balad weyn markii ay halkaasi ka ruqaan sadeen Itoobiyaanka. 13 Sep.
Gudoomiyihii Maxkamadda Rafcaanka dowladda KMG ah oo toogasho lagu dilay, gudaha magaalada Baydhabo. 12 Sep.
Salaad Cali Jeelle oo baaq u jeediyey R/wasaaraha dowladda KMG ah in uu soo dhiso xubno xilalkooda u qalma. 12 Sep.
Xaaladda goobihii dagaal beeleedka uu ka soconayey ee duleedka degmada Afgooye oo saaka degan. 12 Sep.
Gudoomiyihii maamulka degmada Shibis oo toogasho lagu dilay, gudaha magaalada Muqdisho. 11 Sep.
6 ruux oo ku geeriyootay dagaal beeleed ka soo cusboonaaday duleedka degmada Afgooye. 11 Sep.
Ciidamada dowladda KMG ah oo iska horimaad hubeysan ku dhex maray isgoyska Dabka ee mag. Muqdisho. 11 Sep.
Xildhibaanada golaha baarlamaanka federaalka KMG ah oo dalbaday in loo soo raro caasimadda, Muqdisho. 11 Sep.
Xaaladda degmada Hiliwaa ee mag. Muqdisho oo degan iyo qasaaraha dagaalkii shalay oo sii kordhay. 11 Sep.
Dagaal xoogan oo ku dhex maray ciidamada Ethiopia iyo xoogaga ka soo horjeeda, qeybo ka mid ah deg. Hiliwaa. 10 Sep.
Imaam Sheekh Bashiir Imaam Salaad Dhoolayare oo ka hadlay khilaafka isbahaysiga dib u xoreynta iyo arimo kale. 10 Sep.
Xubin ka tirsan golaha baarlamaanka KMG ah, Xildhibaan Maxamed Cismaan Maye oo xalay lagu dilay mag. Baydhabo. 10 Sep.
Dowladda KMG ah oo xilalka qaadis ku sameeysay gabi ahaanba xubnihii maamulka gobolka Banaadir. 09 Sep.
Dagaal beeleed sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay duleedka degmada Afgooye ee G/Sh/Hoose. 09 Sep.
Amar bandow ah oo lagu soo rogay magaalada Kismaayo ee gobolka J/Hoose iyo fal dil ah oo halkaasi ka dhacay. 09 Sep.
Xoogaga dagaalama oo guulo ka sheegtay dagaalkii ka dhacay degmada Hiliwaa ee magaalada Muqdisho. 09 Sep.
Garabka Asmara ee isbaheysiga dib u xoreynta dalka oo cambaareeyey falkii lagu dilay labo macalin, Muqdisho. 08 Sep.
Dibadbax lagu taageeray maamulka cusub ee xoogaga Maxaakiimta Islaamka u sameeyeen deg. Jowhar. 08 Sep.
Arday ku geeriyooday rasaas ay ciidamada dowladda KMG ah ku fureen dugsi Quraan ku yaala deg. Yaaqshiid. 08 Sep.
Qarax bam oo 2 ruux ku dilay goob ganacsi oo ku yaala deegaanka Shalambood ee gobolka Sh/Hoose. 08 Sep.
2 Askari, ciidamada dalka Keynya oo lagu dilay dagaal ka dhacay degmada Ceelwaaq ee gobolka Gedo. 08 Sep.
Qarax dhimasho & dhaawac, oo lagu weeraray deegaanka ay ku nool yihiin dadka soo barakacay ee Carbiska. 08 Sep.
Dagaal xoogan oo magaalada Balad weyn ku dhex maray ciidamada Ethiopia iyo xoogaga Maxaakiimta. 08 Sep.
Xubnaha baarlamaanka KMG ah oo dood kulan ka yeeshay kulankii lagu heshiisiiyey C/llaahi Yuusuf iyo Nuur Cadde. 07 Sep.
20 ruux oo dhaawacyo ah oo saacadihii ugu dambeeyey la gaarsiiyey cisbitaalka Madiina ee mag. Muqdisho. 07 Sep.
Ciidamada Amisom iyo kuwa dowladda KMG ah oo baaritaano ka sameeyey wadada KM-4 ee mag. Muqdisho. 07 Sep.
Sarkaal ka tirsan xoogaga Maxaakiimta oo ka soo horjeestay maamulka cusub ee loo sameeyey Kismaayo. 07 Sep.
Askar isug jira Ethiopian iyo kuwa dowladda KMG ah oo isku dhiibay xoogaga Maxaakiimta Islaamka. 06 Sep.
Taliska ciidamada dowladda KMG ah oo sheegay in gacanta lagu dhigay rag labisan dareeska ciidamada. 06 Sep.
Mareykanka oo shaaca ka qaaday in uu ku dhaqaaqi doonto howl gal ka dhan ah burcad badeeda dalka Somalia. 06 Sep.
Dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab oo la wareegay gacan ku heynta degmada Dhoobley ee gobolka J/Hoose. 06 Sep.
Xoogaga la dagaalama dowladda KMG oo la wareegay gacan ku heynta degmada Wanla weyn ee G/Sh/Hoose. 05 Sep.
Maleysia oo shaaca ka qaaday in si xoog ku soo furan doonto Marka afduub looga heysto xeebaha Somalia. 05 Sep.
Sida ay ku nool yihiin caruurta ku dayacan suuqyada magaalada Muqdisho iyo dhibaatoyinka ay qabaan. 05 Sep.
Dadka ku nool magaalada Balad weyn oo cabsi xoogan ka muujinaya in mar kale lagu dul dagaalamo. 05 Sep.
Roobab mahiigaan ah oo ka da'aya magaalada Muqdisho iyo gobolka Sh/Hoose oo saameyn ku yeeshay dadka. 04 Sep.
Kulan ka dhacay Jowhar oo lagu soo afjaray khilaaf soo kala dhex galay saraakiisha xoogaga Maxaakiimta ee Jowhar. 03 Sep.
Jamhuuriyadda Somaliland oo isku diyaarineysa doorashoonka jagada madaxtinimada. 03 Sep.
Tiro hoobiyeyaal oo lagu garaacay suuqa ganacsiga ee Bakaaraha ee Muqdisho. 03 Sep.
Dowladda KMG ah oo shaaca ka qaaday "in ay dib ula wareegi doonta gacan ku heynta magaalada Kismaayo" 02 Sep.
Dhalinyaro fara badan oo lagu qab qabtay howl gal ay ciidamada Ethiopia ka sameeyeen Balad weyn. 02 Sep.
R/w. Nuur Cadde oo soo dhoweeyey in xukuumaddiisa ay ku guuleysato codka kalsoonida ee baarlamaanka. 02 Sep.
Ciidamada Ethiopia iyo xoogaga la dagaalama oo dagaal xoogan ku dhex maray wadada Warshadaha, Muqdisho. 02 Sep.
Culuma Udiinka Kismaayo oo baaq u jeediyey dadka ganacsatada in ay taakuleeyaan dadka dhibaateysan. 01 Sep.
Afar qofood oo cudurka shuban biyoodka ugu geeriyootay deegaanka Jida-Janaale ee G/Sh/Hoose. 01 Sep.
Bam gacmeed lagu weeraray ciidamada DFS. oo baaritaano ka sameynaya qeybo ka mid ah deg. Yaaqshiid. 01 Sep.
Dagaal kulul oo ciidamada Ethiopia iyo xoogaga la dagaalama ku dhex maray qeybo ka mid ah mag. Muqdisho. 01 Sep.
2 ruux oo ku geeriyootay iska horimaad xoogan oo ka dhacay deegaanka Madiina ee magaalada Muqdisho. 31 Aug.
Golaha Ansaaru Ahlusunna oo ugu baaqay qeybaha bulshada in ay taakuleeyaan dadka dhibaateysan. 31 Aug.
Dadka ku ganacsada deegaanka KM-5 cabasho xoogan ka keenay ciidamada dowladda KMG ah. 31 Aug.
Tahriibayaal Soomaali oo ka war bixiyey safar aad u halis badan oo ay kaga gudbeen bad weynta miritariyaanka. 31 Aug
5 ruux oo ku geeriyootay rasaas ay ciidamada dowladda ku fureen gaari ay dadkaasi saarnaayeen, Muqdisho. 30 Aug
Koox hubeysan oo toogasho ku dilay labo ruux oo walaalo ah, magaalada Kismaayo ee gobolka J/Hoose. 30 Aug.
Odayaasha dhaqanka iyo Waxgaradka oo ku howlan in ciidamada Ethiopia laga saaro gobolka Hiiraan. 30 Aug.
Magaalada Baydhabo oo si weyn u hareeyey buuqa ka dhex dhashay mudanayaasha baarlamaanka KMG ah. 29 Aug.
2 ruux oo ku geeriyootay rasaas ay ciidamada dowladda KMG ah ku fureen isgoyska Zoobe ee mag. Muqdisho. 29 Aug.
Maamulka degmada Baardheere oo ugu baaqay dadkii ka barakacay degmadaasi in ay dib ugu soo laabtaan. 29 Aug.
Mas'uuliyiinta ugu sareysa dowladda KMG ah oo ka qeyb galay kulankii maanta ee golaha baarlamaanka. 28 Aug.
Markab afduub loo heystay ku dhowaad siddeed bilood, xeebaha Somalia oo la soo sii daayey. 28 Aug.
Tiro Hoobiyeyaal ah oo lagu weeraray fariisimaha ciidamada Ethiopia ku lee yihiin warshaddii Baastada. 28 Aug.
UNHCR oo soo dhoweysay labo bilood in uu dib u helo xoriyadiisa Xasan Keynaan oo ka mid ah saraakiisha hey'addaasi. 28 Aug.
Kulan adag oo lagu wado in baarlamaanka uu ku yeesho Baydhabo oo ay ku sugan yihiin madaxda dowladda KMG. 28 Aug.
Madax weyne Yuusuf oo shaaca ka qaaday in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii hogaanka dowladda. 27 Aug.
15 ruu xoo dhaawacyo kala duwan qaba oo saacadihii la soo dhaafay la gaarsiiyey cisbitaalka Madiina ee mag. Muqdisho. 27 Aug.
Qarax miino oo ciidamada Ethiopia lagula beegsaday wadada Makka Al-mukarrama ee mag. Muqdisho. 27 Aug.
Dagaal xoogan oo ku dhex maray wadada Warshadaha xoogaga Al-Shabaab iyo ciidamada Ethiopia. 27 Aug.
Ciidamada DFS. oo hakad galiyey isku socodkii gaadiidka qeybo ka mid ah wadada Wadnaha, Muqdisho. 27 Aug.
Ciidamada dowladda KMG ah oo dhaawac u geestay Macalimiin iyo ardayda ku sugneyd goob wax barasho, mag. Muqdisho. 26 Aug.
Weerar lagu qaaday diyaarad nooca Qaadka oo dooneysay in ay caga dhigato garoonka mag. Kismaayo. 26 Aug.
Qarax bambaano oo lagu weeraray guriga uu ka degan yahay Xildhibaan Cismaan Cali Caato mag. Baydhabo. 26 Aug.
Xaaladda Baardheere oo degan ka dib saan saan colaadeed oo halkaasi ka jirtay maalmihii la soo dhaafay. 26 Aug.
2 ruux oo ku dhaawacmay qarax miino oo lala eegtay gaari ay leeyihiin ciidamada dowladda KMG ah, mag. Muqdisho. 25 Aug.
Baarlamaanka KMG ah ee Somalia oo sheegay in uusan waxba ka quseynin heshiiskii Jabuuti lagu gaaray. 25 Aug.
Dowladda KMG ah oo ku eedeysay xoogaga la dagaalamaya "afduubkii wariyeyaal ajnabi iyo Somali isugu jira". 25 Aug.
Guddiga saxafiyiinta qaranka Soomaaliyeed oo ku baaqay in la soo sii daayo saxafiyihiinta afduubka loo heysto. 24 Aug.
Askari ka tirsan dowladda KMG ah oo toogasho lagu dilay koonfurta degmada Bardaale. 24 Aug.
Dowladaha Canada iyo Australia oo baadi goob ugu jira wariyeyaal lagu afduubay gudaha Somalia. 24 Aug.
Howl galo dad lagu soo qab qabtay oo ciidamada dowladda KMG ah ka sameeyeen degmada X/Jajab. 23 Aug.
Baarlamaanka KMG ah oo nasiib darro ku tilmaamay in ay Ethiopia dhex dhexaadiso hogaanka sare ee DFS. 23 Aug.
Israsaaseyn ku dhex martay xoogaga Maxaakiimta iyo maleeshiyaad ka soo horjeeda, deg. Jowhar. 23 Aug.
Ciidamada AMISOM oo qarax miino lagula eegtay inta u dhaxeysa KM-4 iyo garoonka magaalada Muqdisho. 23 Aug.
Xaaladda Kismaayo oo degan ka dib dagaalo hubka cul culus la'isku adeeg saday oo seddexmaalmood jirsaday. 23 Aug.
Inka badan 20 ruux oo dhaawacyo ah oo saacadihii ugu dambeeyey la gaarsiiyey cisbitaalka Madiina. 22 Aug.
Sheekh Shariif oo shacabka ugu baaqay in ay garab siiyaan sidii lagu hirgalin lahaa dib u heshiisiinta. 22 Aug.
Xaaladda Muqdisho oo saaka degan ka dib dagaalo la'isku adeeg saday hoobiyeyaal cul culus. 22 Aug.
Nin ganacsade ahaa oo xalay toogasho lagu dilay gudaha degmada Dherkeenley ee mag. Muqdisho. 22 Aug.
Hoobiyeyaal si daran loogu duqeeyey suuga ganacsiga ee Bakaaraha, magaalada Muqdisho. 21 Aug.
Dagaal kulul oo haatan ka soconayo qeybo ka mid ah wadada Warshada Baastada ee mag. Muqdisho. 21 Aug.
Dibadbax lagu taageerayo heshiiskii lagu saxiixay mag. Jabuuti oo ka dhacay degmada Warshiikh ee G/Sh/Dhexe. 21 Aug.
Abuu Masnuur oo shaaca ka qaaday in uusan taageersaneyn heshiiskii lagu saxiixay Jamhuuriyadda Jabuuti. 21 Aug.
Xaalado nolol xumo oo soo wajahday dadka soo barakacay ee ku nool xaafado ka tirsan deg. Marko.
Qarax bam baano oo ka dhacay degmada Dharkeenley iyo qof dumar ah oo xalay halkaasi lagu gowracay. 21 Aug.
Dhalinyaro fara badan oo isku diyaarineysa ka qeyb galka barnaamijka tartan aqooneedka idaacadda Simba. 20 Aug.
Balad weyn: Ciidamada Ethiopia oo qof rayid ah toogasho ku dilay markii qarax lagu weeraray. 20 Aug.
Ururka Al-Shabaab iyo ciidamada Amisom oo siyaabo kala duwan uga hadlay dagaalkii saaka ka dhacay Muqdisho. 20 Aug.
Madfac ku habsaday qeybo ka mid ah xarunta idaacadda Simba ee magaalada Muqdisho. 19 Aug.
Labo ruux oo ganacsato ah oo lagu afduubay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. 19 Aug.
Dowladda Ethiopia oo iska fogeysay eedeymo loo jeediyey in ay shacab Soomaaliyeed xasuuq kula kacday. 19 Aug.
Warar la xiriira kulamada ay mag. Djibouti uga soconaya Isbaheysiga dib u xoreynta iyo dowladda KMG ah. 18 Aug.
Ciidamada Ethiopia oo baaritaano ku sameynaya degmada Waabari ee magaalada Muqdisho. 18 Aug.
Boosaaso: Agaasimaha idaacadda Daljir oo wali xabsiga ugu jira maamul goboleedka Puntland. 18 Aug.
Itoobiyaanka oo baaritaano ka sameynaya inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgooye iyo cabsi halkaasi ka taagan. 18 Aug.
Kooxo hubeysan oo dhaawac daran u geestay xubin ka tirsanaa isbaheysigii "la dagaalanka argagixisada" 17 Aug.
Falkii ay Itoobiyaanka ku xasuuqeen dadka shacabka ah oo siyaabo kala duwan loo cambaareeyey. 17 Aug.
Qarax miino oo lagula bar tilmaameed saday ciidamada AMISOM deegaanka KM-4 ee mag. Muqdisho. 17 Aug.
C/nuur Darmaan oo si kulul u cambaareeyey xasuuqa lagula kacay dadka ku tabaaleysan daafaha Muqdisho. 16 Aug.
Dagaal kulul oo ku dhex maray ciidamada Ethiopia iyo xoogaga ka soo horjeeda gudaha mag. Balad weyn. 16 Aug.
Meyadadka dad lagu xasuuqay inta u dhaxeysa Muqdisho iyo deg. Afgooye oo lagu wado in la aaso. 16 Aug.
Ciidamada Ethiopia oo 5 ruux rayid ah toogasho ku dilay, fariisin ay ku leeyihiin xerada Asluubta. 15 Aug.
Odayaasha dhaqanka ee B/Hawiye oo soo kala dhex galay khilaaf la xiriira xil ka qaadis lagu sameeyey Mr. Xaad. 15 Aug.
Ku dhowaad 20 ruux oo dhaawacyo kala duwan qaba oo la gaarsiiyey cisbitaalka Madiina. 15 Aug.
Qarax bam baano oo ciidamada Ethiopia lagula beegsaday inta u dhaxeysa Lafoole iyo Afgooye. 15 Aug.
3 ruux oo ku dhaawacmay qaraxyo ka dhacay wadada KM-4 ee magaalada Muqdisho. 15 Aug.
Afgooye: 4 ruux oo rayid ah oo ku geeriyootay markii ay ciidamada Ethiopia rasaaseeyeen gaari BL ah. 14 Aug.
M/Afrika oo dhammaal u soo diray madaxda sare ee dowladda KMG ah in ay xaliyaan khilaafaadkooda. 14 Aug.
Ciidamada dowladda KMG ah oo toogasho ku dilay askari dhac u geesanayey goob ganacsi oo ku yaala deg. Boondheere. 14 Aug.
QM oo rajo wanaagsan ka muujisay kulan dhowaan isugu tagi doonaan dowladda iyo xubno ka tirsan isbaheysiga. 13 Aug.
Ciidamada Ethiopia oo hub ka dhigis ku sameeyey gudoomiyaha maamulka degmada Afgooye. 13 Aug.
Askar ka tirsan dowladda KMG ah oo toogasho ku dilay nin rayid ah gudaha degmada Hodan ee Muqdisho. 13 Aug.
Dadweynaha ku nool qaar ka mid ah degmooyinka gobolka Banaadir oo ka cabanaya ciidamada DFS. 13 Aug.
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo shaaca ka qaaday in uu taageersan yahay dadaalada dib u heshiisiinta. 12 Aug.
Ciidamada Uganda oo qarax lagula beegsaday inta u dhaxeysa garoonka Muqdisho iyo deegaanka KM-4. 12 Aug.
Ciidamada Ethiopia oo mar kale weeraro xoogan lagula beegsaday wadada u dhaxeysa Sh/Hoose iyo G/Bay. 12 Aug.
Guddiga xeer ilaalinta DFS. oo qabyo ku tilmaamay xil ka qaadistii Max'ed Dheere iyo wasiiradii iscasilay. 12 Aug.
Sarkaal ka tirsanaa ciidamada dowladda KMG ah oo toogasho lagu dilay bartamaha magaalada Gaalkacyo. 12 Aug.
Askari ka tirsan ciidamada dowladda KMG ah oo toogasho lagu diley, degmada Afgooye. 11 Aug.
Dagaal hubka cul culus la'isku adeegsaday oo ka dhaca xaruntii warshaddii Baastada ee mag. Muqdisho. 11 Aug.
3 ruux oo ku geeriyootay rasaas ay fureen ciidamada Ethiopia markii lagu weeraray Siinka dheer. 11 Aug.
Dad rayid ah oo lagu soo qab qabtay howl galo ay Itoobiyaanka ka sameeyeen deg. Yaaqshiid. 11 Aug.
Ciidamada Ethiopia iyo kuwa dowladda KMG ah oo howl galo baaritaano ku sameeyey deg. Yaaqshiid. 11 Aug.
R/wasaare Nuur Cadde oo lagu wado in uu baarlamaanka horgeeyo wasiiradii uu dhowaan magacaabay. 10 Aug.
Dad rayid ah oo lagu qab qabtay howl galo ay ciidamada Ethiopia ka sameeyeen magaalada Balad weyn. 10 Aug.
25 ruux oo dhaawacyo kala duwan qaba oo saacadihii ugu dambeeyey la dhigay cisbitaalka Madiina ee M/ Muqdisho. 10 Aug.
Kooxihii afduubay markab ganacsi oo laga leeyahay dalka Nigeria oo dalbaday $1-milyan oo madax furasho ah. 10 Aug.
Dowladda KMG ah oo ka codsaday QM maraakiibta dagaalka oo wax ka qabta kooxaha burcad badeeda. 10 Aug.
Kooxo hubeysan oo toogasho ku dilay Nin horjooge u ahaa mid ka mid ah kaamamka dadka soo barakacay ee Lafoole. 10 Aug.
Odayaasha ku dhaqan mag. Gaalkacyo oo ku howlan sidii dib xoriyadooda loogu soo celin lahaa dad afduub loo heysto. 09 Aug.
Rasaas ay fureen ciidamada dowladda KMG ah oo nin rayid ah ku dhaawacday deegaanka KM-5 ee mag. Muqdisho. 09 Aug.
Lamaanayaal u dhashay dadlka Jarmalka oo afduub loogu heystay gobolka Sanaag oo la sii daayey. 09 Aug.
Shil gaari oo qasaare dhamasho iyo dhaawac sababay oo ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Hiiraan. 09 Aug.
Dowladda Talyaaniga oo ku guuleysatay in ay bad baadiso tahriibayaal dul sabeynayey biyaha u dhaxeeya Libya iyo Talyaaniga. 09 Aug.
Dab xoogan oo ka kacay xero ay degan yihiin dad barakacayaal ah, magaalada Boosaaso. 08 Aug.
Askari ka tirsan ciidamada dowladda KMG ah oo ku dhaawamay qarax lagula beegsaday Towfiiq. 08 Aug.
Muqdisho: Shan ruux oo Zanzibaariyiin ah oo laga sii daayey xabsiga ay maamusho dowladda KMG ah. 08 Aug.
Taliska Booliska oo rajo ka muujiyey in ay wanaagsan u howl gali doonaan saraakiisha cusub ee G/Sh/Hoose. 08 Aug.
Buulo-burde: Xoogaga Maxaakiimta oo ku celiyey talaabo ay ka qaadi doonaan ciddi diida lacagaha duuga. 08 Aug.
Fal qisaas ah oo lagu fuliyey askari ka tirsanaa ciidamada nabad galyada maamul goboleedka Puntland. 07 Aug.
Odayaasha Hawiye oo ugu baaqay dowladda KMG ah in ay wada hadal ku xaliso khilaafka soo kala dhex galay. 07 Aug.
Tiro hoobiyeyaal ah oo lagu garaacay xarunta madaxtooyada iyo garoonka mag. Baydhabo. 07 Aug.
Guddiga xeer ilaalinta guud ee DFS. ah oo sharci daro ku tilmaamay talaabooyinkii uu qaaday R/w. Nuur Cadde. 07 Aug.
Xildhibaanad Caasho Axmed oo si kulul u eedeysay dowladda federaalka KMG ah. 06 Aug. 08
Kismaayo: Nin ku eedeysan dilkii wariye Nasteex Daahir oo dib loo dhigay in la soo taago maxkamadda. 05 Aug. 08
Dhageyso Wareysi Simba ay la yeelatay Awbaan, Makki Xaaji Banaadir.
Dhageyso Daawo
Dhageyso Dood aad u kulul oo dhex martay Max'ed Xasan Xaad iyo Bille Qabowsade.
Dhageyso Daawo
Idaacadda Simba oo dib hawada ugu soo laabatay. 04 March 08
Madaafiic ku habsatay qeybo ka mid ah xarunta Idaacadda Simba ee Muqdisho. 01 March 08
Dhageyso Daawo
 
 
Barnaamij xiiso leh, munasabada 1-da Luulyo.
Tariikhda dalka
[1960 illaa 2008]
Dhageyso
 
Gudiga Olombik-ada Somaliyeed isbaaro ma'aha ee waa doorasho.
Dhageyso
 
Ma jiro maamul Gos oo iga dambeeyay, 8 xiriirna wax ma dooran karaan
Dhageyso
 
"CIA-da Mareykanka dhinacyo badan ayay naga taageetaa" 14-02-08
Dhageyso
 
Ayaan Xirse Cali oo caalamka ka raadineysa meel ay kaga noolaato. 11-02-08
Dhageyso
 
Haweeney Somali ah oo afduub diyaraded ka geestay dalka New Zealand. 10-02-08
Dhageyso
 
Xaaladda ay ku sugan yihiin dadka ku dhaqan Ceelasha Biyaha ee duleedka Muq. 08-02-08
Dhageyso
 
"Somalia waxay mudan tahay in la saamaxo oo ciidamo Q.M. loo diro" 02-02-08
Dhageyso
 
"Magaalada Muqdisho waxaa ay ku dhow dahay meel lama dagaan ah"
01-01-08
Dhageyso
 
"Qalalaasaha siyaasadeed ee madaxda DFS. Baarlamaanka ayaa kala saari doona"
[Radio Simba] 21-10-07
Dhageyso
 
"Xeen-daabkii dowladda iyo Shacabka u dhaxeeyay waa uu dhamaaday, waxaana la guda galayaa wada shaqeyn". [Radio Simba] 09-10-07
Dhageyso
 
"Cadawga Islaamiga iyo kan Ummadda Somaliyedd ayaa ka dambeeyay, dabkii Bakaraha" [Radio Simba] 03-10-07
Dhageyso
 
Wariye madax banaan oo ku sugan Dalka U.K. oo ka war bixinaya Somalida ku nool dibadda sida ay u arkaan xaaladda Somalia. [Simba] 24-09-07
Dhageyso
 
Muranka ka dhex taagan madaxda DFS. wuxuu keeni karaa dagaalo aan dhammaan.
[AFP] 24-09-07
Dhageyso
 
Sh. Xasan Turki, oo si darran u weeraray Madax weynaha Kenya, kuna tilmaamay daba dhilif USA. [Aljazeera] 15-09-07
Dhageyso
 
Afhayeenka "Isbaheysiga Xoreynta Somalia waa mid u halgamaya sidii cadawga loo saari lahaa". [AFP] 13-09-07
Dhageyso
 
"Hadii Wiish uu xilka ku wareejin waayo todobo malmood, ma'suul kama ihi wixii ka yimada" 04-09-07
Dhageyso
 
"4 jago xitaa waan haynayaa, waxaana ku imid doorasho, xilna igama qaadi karo Mowliid. 04-09-07
Dhageyso
 
"Tahriibayaashu waxay raadiyaan shaqooyin, balse waxay la kulmaan dhibaatooyin ay naftooda ku weynayan" [UNHCR] 04-09-07
Dhageyso
 
"Doorashooyin ayaa la qaban doonaayee, ciddii xil dooneysa ha kasbato kalsoonida shacabka" 30-08-07
Dhageyso
 
"Somalia in la taageerayo ayaa la balan qaaday, taasina maanta ayaa la doonayaa ma'ahan berito"
30-08-07
Dhageyso
 
"Waxaa loo baahan yahay $ 22.4 Milyan, si loogu quudiyo 1.2 Milyan oo dad Soomaali ah, oo iyagu dhibaateysan"
[WFP] 29-08-07
Dhageyso
 
"Waxaa la qiimeyn doonaa taageerada Eritrea ee xubnihii ka tirsanaa GMIS, kadibna go'aan baa laga qaadan doonaa"
[Reuter] 18-08-07
Dhageyso
 
Geedi: Waxaa socda dadaalo lagu sii xoojinayo ammaanka goobaha ay degan tahay DFS. [Reuters] 15-08-07
Dhageyso
 
Dambiyo dagaal oo ka dhacay magaalada Muqdisho.
[Human Rights] 14-08-07
Dhageyso
 
Waa in talaabo deg deg ah la qaadaa sidii looga hor tagi lahaa falalka ka dhanka ah saxafiyiinta [IFJ] 12-08-07
Dhageyso
 

Rabshadaha ka dhacaya Muqdisho waxaa Saameyntii ugu xooganaa ku yeeshay Shacabka [AP] 10-07-07

Dhageyso
Barnaamijka Tartan Aqooneedka Bisha Ramadaan waxaa iska kaashaday
Nation Link iyo Radio Simba
   
Copy Right © 2008 All Right Reservered
www.simbanews.com
Designed By: Jadmaani