Golaha Maxkamadaha ee gudaha oo soo bandhigay taageerada ay u hayaan M/weyne Shariif. Sh. Axmed 02-Feb. |
Dad ajaaniib ah oo qaab afduul lagu soo gaarsiiyey degmada Xarar dheere 02-Feb. |
| Beesha Habargidir oo si buuxda u taageertay dowladda cusub uu hogaaminayo M/weyne Shariif Sh. Axmed 02-Feb. |
M/weyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ka qeyb galaya shirkii ugu horeeyey oo heer caalami ah 02-Feb. |
| Dibadbaxyo waa weyn oo lagu soo dhoweynayo guushii uu gaaray M/weyne Shariif Sheekh Axmed 02-Feb. |
| Koox burcad ah oo ku rasaaseeyey gaari rakaab ah deegaanka Yaaq Bari-weyne ee gobolka Sh/Hoose 02-Feb. |
Ciidamo Itoobiyaan oo gaaray deegaanka Kalabeyr oo ka tirsan gobolka Hiiraan 02-Feb. |
| Jimciyadda Naafada iyo Agoonta Soomaaliyeed oo soo dhoweysay dowladda cusub uu yeeshay dalka 02-Feb. |
| Maamulka gobolka Jubbada Hoose oo ku amray haweenka in ay qaataan xijaabka 02-Feb. |
| Afar ruux oo cudurka shuban biyoodka ugu geeriyootay deegaano ka tirsan gobolka Sh/Hoose 02-Feb. |
Madaxweyne Shariif Sh. Axmed oo si rasmi ah loogu dhaariyey jagadiis iyo khudbad uu jeediyey 31-Jan. |
Xukuumadda Washington oo soo dhoweysay guushii uu gaaray M/weyne Shariif Sh. Axmed 31-Jan. |
Madaxweynaha la doortay ee qaranka Somalia oo loo dhaarinayo jagadiisa 31-Jan. |
| Shacabka Soomaaliyeed oo si diiran u soo dhoweeyey guusha uu gaaray M/weyne Shariif Sh. Axmed 31-Jan. |
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo loo doortay madaxweynaha qaranka Ummadda Somaliyeed 31-Jan. |
| Ururka Ahlu Sunna oo amar bandow ah ka dhaqan geliyey mag. Dhuusa Mareeb ee xarunta G/Galguud 31-Jan. |
Djibouti: Baarlamaanka midoobay oo u codeynaya labada musharrax ee ku soo baxay wareega 'seddexaad' 30-Jan. |
Djibouti: Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) oo ka tanasulay musharraxnimada 30-Jan. |
Djibouti: Tirintii codbixinta wareegii hore oo la soo gaba gabeeyey iyo natiijada 30-Jan. |
Djibouti: Wareega koobaad ee tirinta codadka baarlamaanka oo la guda galay 30-Jan. |
Djibouti: Gudoonka baarlamaanka oo sharaxay qaabka uu ku guuleysan karo musharraxa 30-Jan. |
| Djibouti: Shirka oo rasmi ah u furmay si loo soo doorto madaxweynaha qaranka 30-Jan. |
Safaaradda Mareykanka ee mag. Nairobi oo soo saartay baaqday ku wajahan nabadda Somalia 30-Jan. |
| Sagaal dowladood oo ku heshiiyey in ay si wada jir ah ula dagaalamaan burcad badeeda Soomaalida 30-Jan. |
| Deegaanka Lafoole ee gobolka Sh/Hoose oo lagu dilay nin lagu eedeeyey in uu geysanayey fal dhac ah 30-Jan. |
| Ciidamada Maxkadaha ee gobolka Hiiraan oo gacanta ku dhigay gaari dhibaato u geystay dad miyi ah 30-Jan. |
| Xaaladda mag. Dhuusomareeb oo degan ka dib dagaal iyo duqeymo isbar barsocday 30-Jan. |
Baydhabo: Dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab oo wada qorsheyaal lagu dhisayo Maxkamad Islaami ah 30-Jan. |
| Odayaasha dhaqanka Hawiye oo muujiyey rajada ay ka qabaan dowladda cusub uu yeesho dalka 30-Jan. |
| Sh/Hoose: Qoysaskii ka soo barakacay Muqdisho oo isku diyaarinaya in ay dib ugu soo laabtaan guryahooda 30-Jan. |
| Djibouti: Xafladdii soo bandhigitaanka musharaxiinta oo la soo gaba gabeeyey iyo xubno tanasulay 29-Jan. |
| Dhageyso Barnaamijka caawa ee bar tilmaameedka idaacadda Simba oo xiiso badan 29-Jan. |
War bixin: Dowladda cusub ee Somalia maxay ka bedeli kartaa xaaladaha cakiran? 29-Jan. |
M/weyne Geelle oo soo jeediyey in madaxweynaha la soo dooranayo la siiyo awood dheeraad ah 29-Jan. |
| Ciidamada badda Fransiiska oo gacanta ku dhigay illaa sagaal ka mid ah burcad badeeda Soomaalida 29-Jan. |
| Ururka Ahlu Sunna oo sheegtay in uu la wareegay magaalada lagu dagaalamay ee Dhuusamareeb 29-Jan. |
Djibouti: Musharaxiinta oo soo bandhigaya ajandayaashooda siyaasadeed iyo qaarkood oo tanasulay 29-Jan. |
| Isbedel aad u weyn oo dhanka ammaanka ah oo laga dareemay wadada xiriirsa gobolada Sh/Hoose iyo Bay 29-Jan. |
Ahlu Sunna iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamaya degmada Dhuusomareeb ee gobolka Galguduud 29-Jan. |
Mas'uuliyiin ka tirsan DF. oo lagu eedeeyey in ay ka dambeeyaan la wareegidda Al-Shabaab ee mag. Baydhabo 29-Jan. |
| Illaa siddeed ruux oo dhaawacyo qaba oo la gaarsiiyey cisbitaalka Keydsaney ee magaalada Muqdisho 29-Jan. |
| Xildhibaanada cusub ee dhinaca Isbaheysiga oo loo dhaariyey ka mid noqoshada Baarlamaanka 28-Jan. |
| Hubka lagu iibiyo gudaha magaalada Muqdisho oo qiimo dhac balaaran oo ku yimid 28-Jan. |
| Askari ka tirsan ciidamada dowladda KMG ah oo lagu dilay degmada X/jajab israsaaseyn dhexdooda ah 28-Jan. |
Dowladda Ethiopia oo sheegtay in aysan qorshaha ugu jirin in ay dib ugu soo laabato dalka Somalia 28-Jan. |
Xoogaga Al-Shabaab oo gaaray degmada Luuq oo ku dhow xadka dalka uu la wadaago Ethiopia 28-Jan. |
| Ururka IGAD oo cambaareeyey qabsashada magaalada Baydhabo ee dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab 28-Jan. |
| Djibouti: Xildhibaanada cusub ee ka socda isbaheysiga dib u xoreynta oo la dhaarinayo 28-Jan. |
| Dowladda Kenya oo loogu baaqay in ay joojiso qaxootiga Soomaaliyeed ee sida qasabka ugu celineyso colaadaha 28-Jan. |
Askarigii ugu dambeeyey ee ciidamada Ethiopia oo ka talaabay xuduuda kala qeybisa Somalia iyo Ethiopia 28-Jan. |
| Xukun gacan-goyn ah oo laga fuliyey magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose 27-Jan. |
| Xildhibaanada baarlamaanka oo u codeeyey in mudo shan cisho lagu kordhiyo waqtiga doorashada 27-Jan. |
Baydhabo: Al-Shabaab oo sheegay in aysan aqbali doonin dowlad aan ku dhaqmeynin shareecada 27-Jan. |
| Ciidamada Amisom iyo Odayaal dhaqameed oo kulan ku qaatay gudaha magaalada Muqdisho 27-Jan. |
| Maxkamadda Islaamiga ee mag. Balad weyn oo ku fulisay xukun tacsiir ah illaa sagaal ruux 27-Jan. |
| Xiisado colaadeed oo ka soo cusboonaaday deegaano ka tirsan degmada Jowhar ee gobolka Sh/Dhexe 27-Jan. |
Wakiilka QM ee Somalia oo soo dhoweeyey talaabadii lagu ansixiyey balaarinta xubnaha baarlamaanka 27-Jan. |
Saraakiishii ugu dambeysay DFS. oo isaga huleelay Baydhabo iyo howlgal ay ka sameynayan Al-Shabaab 27-Jan. |
| Isb/dib u xoreynta oo dib u dhigay soo gubinta xubnaha u harsan ee lagu biirinayo baarlamaanka 27-Jan. |
| Dibadbax cabasho ah oo ay sameeyeen gaadiid leyda ka howlgasha waqooyiga magaalada Muqdisho 27-Jan. |
| Odayaasha dhaqanka G/Hiiraan oo baaq u diray beelo ku dagaalamay xadka gobolkaasi uu la wadaago Sh/Dhexe 27-Jan. |
Dhaq dhaqaaqa hubeysan ee Al-Shabaab oo la wareegay gacan ku heynta magaalada Baydhabo 26-Jan. |
| Shirka caalamiga ah ee lagu soo dooranayo madaxweynaha cusub oo dib loo dhigay mudo 10 maalmood 26-Jan. |
Qarax miino oo lala eegtay kolonyo ka tirsan ciidamada Amisom gudaha magaalada Muqdisho 26-Jan. |
| Qasaare badan oo ka dhashay qarax bam baano oo lagu weeraray ciidamada DFS. ee Baydhabo 26-Jan. |
| Xarunta Istiraatiijiyadda iyo Cilmi Baarista Soomaaliyeed oo soo saartay baaq digniin ah 26-Jan. |
| Wafdi ka socda QM oo loo diiday in ay booqdaan saldhigga iyo Maxkamadda mag. Balad weyn 26-Jan. |
| Seddex ruux oo aano qabiil loogu dilay xadka kala qeybiya gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe 26-Jan. |
| Isbedel weyn iyo jawi colaadeed oo ka taagan magaalada Baydhabo ka dib bixitaanka Itoobiya 26-Jan. |
| Ciidamada xuduuda Kenya oo xabsiga dhigay wariyeyaal iyo dadweyne fara badan, dhaq dhaqaaqyo ay wadaan 26-Jan. |
| Guddiga isbaaro qaadista ee galbeedka Muqdisho oo ku guuleystay qaadista jid-gooyooyin dhowr ah 26-Jan. |
| Dadweynihii ku barakacay deegaanka Lafoole ee G/Sh/Hoose oo ka cabanaya dhibaatooyin soo wajahay 26-Jan. |
Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo loo doortay in uu noqdo musharaxa dhinaca isbaheysiga dib u xoreynta 25-Jan. |
| Dowladda Ethiopia oo ku dhawaaqday gebi ahaanba inay ciidamadeeda kala baxday gudaha Somalia 25-Jan. |
Maxkamadaha Islaamiga oo ugu ugu baaqay xoogaga weli hubka sita in ay qaataan nabadda 25-Jan. |
| Isbaheysiga dib u xoreynta iyo dowladda KMG ah oo ku shiraya magaalada Djibouti 25-Jan. |
| Midowga Afrika oo cambaareeyey qaraxii ismiidaaminta ee ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho 25-Jan. |
| Gole cusub ay ku jiraan saraakiil ka tirsan Maxkadaha Islaamiga oo looga dhawaaqay mag. Muqdisho 25-Jan. |
| C/nuur Darmaan oo sheegay in dowladdo Yurub ah kala xaajooday arimaha Somalia 25-Jan. |
| Labo ruux oo ku naf waayey howlgal ay fuliyeen ciidamada Maxkamadaha Islaamiga ee gobolka Hiiraan 25-Jan. |
| Labo caruur oo ugu geeriyootay cudurka shuban biyoodka gudaha degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan 25-Jan. |
| Djibouti oo ka soconaya diyaar garow balaaran, xubno ka socda beesha caalamka oo gaaray 25-Jan. |
| Muqdisho:
Wadada Makka Al-Mukarrama oo saaka degan ka dib qarax ismiidaamin
oo halkaasi ka dhacay 25-Jan. |
| Isgaarsiinta
Baydhabo oo dib u soo laabatay iyo dhaq dhaqaaqyo ay wadaan
ciidamada Ethiopia 25-Jan. |
| Gudoomiyaha
G/Gedo oo sheegay in uu talaabo ka qaadi doono maamulka cusub
ee laga garab magacaabay 25-Jan. |
| Ciidamada
Maxkamadaha oo howlgal burcad sifeyn ah ka fuliyey degmada Jowhar
ee gobolka Sh/Dhexe 25-Jan. |
| Inka
badan 15 qof oo ku dhafwaayey dagaal kulul oo ka dhacay qeybo
ka tirsan Muqdisho 24-Jan. |
| Mas'uul
ka tirsan guddiga isku dhafka ee xabad joojinta oo si kulul
u eedeeyey xoogaga weli hubka sita 24-Jan. |
| Odayaal
dhaqameed iyo Xoogaga hubeysan oo kulan ku qaatay gudaha degmada
Dharkeenley 24-Jan. |
Weeraro
madaafiic ah iyo qarax xoogan oo ka dhacay gudaha magaalada
Muqdisho 24-Jan. |
| Dowladda
Jabuuti oo rajo wanaagsan ka muujisay shirka ay marti gelineyso
in uu miro dhalo 24-Jan. |
| Maamulka
Deg. Wadajir oo soo dhoweeyey xabad joojinta la dhex dhigay
dhinacyadii dagaalamay 24-Jan. |
| Baydhabo:
Ciidamada dowladda KMG ah oo jirdil u geystay wariye Max'ed
Xaaji Xasan Abiikar 24-Jan. |
| Qasaare
ka dhashay xiisado colaadeed oo weli ka taagan gobolada Sool
iyo Nugaal 24-Jan. |
Uganda
& Burundi oo sheegay in ay diyaariyeen ciidamo dheeraad
ah oo ay u soo diraan Somalia 23-Jan. |
Isbaheysiga
dib u xoreynta ee garabka Jabuuti oo diyaarinaya xubnaha ku
buuraya baarlamaanka 23-Jan. |
| Maamulka
Islaamiga ee Kismaayo oo mamnuucay isticmaalka qaadka gudaha
magaaladaasi 23-Jan. |
| Dad
lagu qab qabtay howlgal burcad sifeyn ah oo ay sameeyeen ciidamada
Maxkadaha ee G/Hiiraan 23-Jan. |
| Gudoomiye
cusub oo loo magacaabay maamulada Islaamiga ee ka dhisan gobolka
Gedo 23-Jan. |
| Isbaheysiga
dib u xoreynta ee garabka Jabuuti oo rajo ka muujiyey soo dhisidda
dowladda wadaag ah 23-Jan. |
| Gudoomiye
ku xigeenka maamulka Galmudug oo lagu dhaawacay magaalada Gaalkacyo
23-Jan. |
| Xildhibaanada
baarlamaanka ee dhaliilsan shirka Jabuuti oo sheegay in ay fashilantay
dowladda KMG ah 23-Jan. |
| Xaaladda
degmada Dharkeenley ee galbeedka magaalada Muqdisho oo dib u
soo hagaageysa 23-Jan. |
| Weerar
iyo duqeyn hoobiyeyaal ah oo ka dhacay qeybo ka tirsan magaalada
Muqdisho 22-Jan. |
Max'ed
Dheere oo dib u helay xoriyadiisa ka dib ku dhowaad bil oo uu
ku jiray xabsi ku yaala Baydhabo 22-Jan. |
| Jabhadda
Xoreynta Somali galbeed oo ka war bixisay weeraro culus oo ay
ku soo qaaday dowladda Ethiopia 22-Jan. |
| Ardaygii
Soomaaliyeed ee Malaysia lagu silic dilay oo u geeriyooday dhaacyo
culus oo soo gaaray 22-Jan. |
Qaar
ka tirsan xildhibaanada baarlamaanka federaalka KMG ah oo u
ambabaxay mag. Djibouti 22-Jan. |
| Ururka
Ahlu Sunna oo cambaareeyey dagaalada ka dhacaya Muqdisho ka
dib bitaanka Itoobiya 22-Jan. |
Dowladda
Japan oo ansixisay qorshe ay ciidamo ugu soo direyso xeebaha
dalka Somalia 22-Jan. |
Maleeshiyaadka
la socda Ciidamada Ethiopia ee ka ruqaansaday Baardheere oo
gaaray deg. Doolow 22-Jan. |
| Dhibaatooyin
biyo la'aaneyd oo ka taagan deegaano ka tirsan gobolka Sh/Hoose
22-Jan. |
| Doorashada
madaxtinimada oo lagu wado in ay ka dhacdo Jabuuti iyo xildhibaanada
qaar oo ka soo horjeestay 22-Jan. |
| Dhaq
dhaqaaqa Al-Shabaab oo ku guuleystay in uu heshiisiyo beelo
ku dagaalamay deg. Diinsoor 22-Jan. |
| Barakac
baahsan oo ka soconaya degmada Dharkeenley iyo xaaladda oo weli
ah mid cakiran 22-Jan. |
| Saansaan
colaadeed oo ka taagan gobolka lagu muransan yahay ee Sool
22-Jan. |
| Janaraal
Max'ed Xirsi Moorgan oo ku dhawaaqay in uu ka mid yahay musharaxiinta
madaxtinimada 22-Jan. |
| Xukun
qisaas ah oo lagu filiyey nin gacan ku dhiigle ah gudaha magaalada
Kismaayo 21-Jan. |
| Maalinta
saxaafadda Somalia oo laga xusay magaalada Muqdisho iyo Baydhabo
21-Jan. |
Al-Shabaab
oo sheegtay in ay ka shaqeynayaan in barakacayaasha ay dib ugu
soo laaabtaan 21-Jan. |
| Gaadiidleyda
ka dhex shaqeysa Muqdisho iyo Afgooye oo weli ka cabanaya lacago
si sharci darro looga qaado 21-Jan. |
Madaxweynihii
dowladda KMG, C/llaahi Yuusuf oo ka codsaday dowladda Yemen
magangalyo siyaasadeed 21-Jan. |
| Xaaladda
ammaan goobihii dagaaladu ka dhaceen ee magaalada Muqdisho oo
saaka degan 21-Jan. |
| Seddex
ruux oo lagu dilay dagaal beeleed ka dhacay degmada Diinsoor
ee gobolka Bay 21-Jan. |
| Xoogaga
hubeysan iyo dowladda KMG ah oo ku dagaalamay qeybo ka tirsan
magaalada Muqdisho 20-Jan. |
| Shaqaale
ajaaniib ah oo maxbuus ahaan loogu heysto dekadda Muqdisho oo
cabanaya 20-Jan. |
| Golaha
abwaaniyiinta oo uga digay shacabka in ay doortaan shaqsiyaadkii
dambiyada ka galay 20-Jan. |
Sh.
Shariif Sh. Axmed iyo xubno uu hogaaminayey oo ka ambaxay magaalada
Muqdisho 20-Jan. |
| Ciidamada
Ethiopia oo tobabaraya ciidamada dowladda KMG ah ka hor inta
aysan ka dhammaanin Somalia 20-Jan. |
C/llaahi
Yuusuf Axmed oo u ambabaxay wadanka Yemen, kulan uu la soo qaadan
doono M/weyne Saalax 20-Jan. |
| Maamulka
Islaamiga ee Kismaayo oo mamnuucay in gawaarida Bl-ka isla raacaan
ragga iyo dumarka 20-Jan. |
| Qarax
miino oo lagula eegtay ciidamada Amisom deegaanka Km4 ee magaalada
Muqdisho 20-Jan. |
| Guddiga
xabad joojinta ee Isbaheysiga dib u xoreynta oo baaq nabadeed
u jeediyey xoogaga weli hubka sita 20-Jan. |
| Dowladda
South Korea oo sheegtay in ay ciidamo u soo direyso xeebaha
Somalia 20-Jan. |
| Maamulka
D/Wadajir sheegay in ay weerari doonaan xarumaha ay ku sugan
yihiin xoogaga dagaalama 20-Jan. |
| Ciidamada
Maxkadaha Islaamiga ee gobolka Hiiraan oo bilaabay howlgal burcad
sifeyn ah 20-Jan. |
| Hooyo
Soomaaliyeed oo aad u DHIBAATEYSAN oo dalbaneysa kaalmo bini'aadanimo
19-Jan. |
| Iska
horimaad hubeysan oo ka dhacay nawaaxiga saldhigga galbeed ee
degmada Dharkeenley 19-Jan. |
Dhaq
dhaqaaqa Al-Shabaab oo olole miino saarid ah ka bilaabay gudaha
magaalada Muqdisho 19-Jan. |
| Banaanbaxyo
ka dhacay Muqdisho iyo Baydhabo oo lagu taageeray musharrax
Cali Max'ed Geedi 19-Jan. |
| Seddex
qof oo ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay degmada Matabaan
ee gobolka Hiiraan 19-Jan. |
| Xoogaga
Al-Shabaab oo la wareegay gacan ku heynta degmada Baardheere
ee gobolka Gedo 19-Jan. |
Ciidamada
Ethiopia oo ka ruqaan saday gebi ahaanba gudaha degmada Baardheer
19-Jan. |
Dr.
C/qaasim Salaad oo ku baaqay in la joojiyo weerarada ka dhanka
ah ciidamada Amisom 19-Jan. |
Prof.
Cali Max'ed Geedi oo ku dhawaaqay in uu ka mid yahay musharaxiinta
dowladda cusub 19-Jan. |
| Howlo
ammaanka la xiriira oo laga bilaabay xarumihii ay ka guureen
Itoobiyaanka gudaha G/Sh/Hoose 19-Jan. |
Sheekh
Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay ka bixitaanka ciidamada Ethiopia
gudaha Muqdisho 18-Jan. |
| Xarakada
Al-Islaax oo ku baaqday in la taageero dadaalada lagu raadinayo
nabadda iyo xasiloonida 18-Jan. |
| Odayaasha
beelaha degmada Afgooye oo kulan muhiim ah la qaatay saraakiisha
Al-Shabaab 18-Jan. |
| Dibadbaxyo
waa weyn oo lagu qabtay gobolada qaar ee dalka oo lagu taageerayo
bixitaanka Ethiopia 18-Jan. |
| Ciidamada
Maxkamadaha ee mag. B/weyn oo soo qabqabtay dhalinyaro isticmaaleysa
maandooriye 18-Jan. |
| Maamulka
gobolka Banaadir oo cambaareeyey xoogaga Al-Shabaab iyo Raaskambooni,
go'aanka ay qaateen 18-Jan. |
| Qasaare
fara badan oo ka dhashay dagaal xalay ka dhacay qeybo ka tirsan
mag. Muqdisho 18-Jan. |
| Baaqyo
isdaba joog ah oo lagu dalbanayo in la joojiyo dagaalo dib uga
soo cusboonaada Muqdisho 18-Jan. |
Kolonyo
ciidamo Itoobiyaan ah oo ku qul qulaya magaalada Baydhabo, xaaladda
oo aad u kacsan 18-Jan. |
| QM
oo u balan qaaday ciidamada Amisom in ay u fidin doonto taageero
farsamo 18-Jan. |
| Boqolaal
tahriibayaal Soomaali ah oo la la'yahay ka dib markii doonyo
ay ku dageen xeebaha dalka Yemen 18-Jan. |
| Ciidamada
Ethiopia oo 'dhac u geystay' xarumo ay degan yihiin hey'adaha
QM ee mag. Baydhabo 17-Jan. |
| Muqdisho:
Dhaq dhaqaaqa Al-Shabaab oo weerar ku qaaday xarun ay degan
yihiin ciidamada Amisom 17-Jan. |
| Dowladda
KMG ah oo sheegtay in ay qaaday isbaarooyinkii yiilay duleedka
magaalada Muqdisho 17-Jan. |
Sh.
Aadan Madoobe oo taageeray qorshaha lagu keenayo ciidamo caalami
ah gudaha Somalia 17-Jan. |
Al-Shabaab
oo sheegay in ay weerari doonaan fariisimaha ciidamada Amisom
ee gudaha Muqdisho 17-Jan. |
| Muqdisho:
Maxkamadaha oo uga digay shacabka qatarta ka imaan karta goobihii
ay ka guureen ciidamada Ethiopia 17-Jan. |
| Lix
ruux ay ku jiraan askar ka tirsan dowladda KMG ah oo dhaawacmay,
qarax ka dhacay Baydhabo 17-Jan. |
UN-ka
oo isku raacay ciidamo caalami ah oo loo soo dirayo dalka Somalia
17-Jan. |
| Dowladda
KMG ah iyo Isbaheysiga dib u xoreynta oo kulan xasaasi ah ka
yeelanaya dhameystirka shirkii Jabuuti 17-Jan. |
Ciidamada
Ethiopia oo ka dhamaanaya guud ahaanba gobolka Sh/Hoose
17-Jan. |
| Dagaal
la'isku adeegsaday hubka kala duwan oo ka dhacay degmada Baardheere
ee gobolka Gedo 17-Jan. |
| Ciidamada
Maxkamadaha Islaamiga ee gobolka Hiiraan oo howlgal burcad sifeyn
ka fuliyey deg. Jalalaqsi 17-Jan. |
| Dibadbax
aad u balaaran oo lagu soo dhoweeyey bixitaanka ciidamada Ethiopia
ee mag. Muqdisho 16-Jan. |
Wariye
C/fitaax Max'ed Cilmi oo dib u helay xoriyadiisa, ku dhowaad
5 bilood oo afduub loo heystay 16-Jan. |
| Ciidamada
Maxkadaha Islaamiga oo soo bandhigay gaadiid dagaal, dagaal
ka dhacay daafaha mag. B/weyn 16-Jan. |
| Ciidamada
dowladda KMG ah oo dad shacab ah ku rasaaseeyey gudaha degmada
Waabari 16-Jan. |
Dhaq
dhaqaaqa Raaskambooni oo sheegay in ay wadi doonaan weerarada
ka dhanka ah ciidamada shisheeye 16-Jan. |
| Ciidamada
Ethiopia oo guud ahaan ka baxay degmada Afgooye ee gobolka Sh/Hoose
16-Jan. |
Dowladda
KMG ah iyo Isbaheysiga dib u xoreynta oo kulan muhiim ah ka
yeeshay xaaladda dalka 16-Jan. |
| Weerar
xoogan oo lagu qaaday ciidamada Ethiopia ee ku sugan degmada
Baardheere ee gobolka Gedo 16-Jan. |
| Siyaasi
caan ah, C/raxmaan Max'ed Waldiire oo lagu dilay duleedka magaalada
Kismaayo 16-Jan. |
Ethiopia
oo sheegtay in ay dib ugu soo laaban doonto Somalia hadii uu
qal qal soo wajaho ammaankeeda 15-Jan. |
| Maamulka
gobolka Banaadir oo sheegay in isdabomar lagu sameeyey qodobadii
lagu saxiixay heshiiskii Jabuuti 15-Jan. |